Abaar dhawr sano jirsatay oo ka taagan deegaanka Gerilley ee gobolka Gedo.
Isniin:January 30, 2023 Abaar dhawr sano jirsatay ayaa ka taagan deegaanka Gerilley ee gobolka Gedo. Dadka deegaanka oo...
17 qof oo ku dhimatay halka in ka badan 90 qof ay ku dhaawacmeen qarax ka dhacay masaajid ku yaalla dalka Pakistan.
Isniin:January 30, 2023 Ugu yaraan 17 qof ayaa ku dhimatay halka in ka badan 90 qof ay ku...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka oo xukun adag ku ridday Fartuun Cabdirashiid oo ah Xaaska hoggaamiyaha kooxda Daacish ee Soomaaliya
Isniin:January 30, 2023 Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta xukun adag ku ridday Fartuun Cabdirashiid...
Ciidanka Xoogga Dalka iyo Daraawiishta Galmudug oo toddobaadkii saddexaad howlgallo ka wada Gobolka Mudug
Isniin:January 30, 2023 Ciidanka Xoogga Dalka oo kaashanaya Daraawiishta Galmudug iyo kuwa deegaanka ayaa toddobaadkii saddexaad howlgallo ka...
Diyaarad Helikobtarah oo Ruushka laga leeyahay lagu weeraray Garoonka diyaaradaha Muqdisho
Isniin :January 30, 2023 Wakaallada wararka Raashiya NOVOSTI ayaa sheegtay in diyaarad Helikobtar oo ay leedahay shirkadda UTair...
Labo Qarax oo Is Xiga oo ka Dhacay Magaalada Stockholm ee Caasimada Sweden saacadihii la soo dhaafay
Isniin:January 30, 2023 Labo qarax ayaa dhacay waqooyi-galbeed ee Stockholm, kii ugu horreeyay ayaa ka dhacay Uplands Bro,...
Dad ku dhintay toogasho ka dhacdaymagaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika
Isniin: January 30, 2023 Dabley hubeysan ayaa 8 qof ku dilay magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika,...
Kooxda Al-Shabaab oo oo wajahday xaalad kale oo dhaqaale oo aad u baahsan sida uu sheegay afhayeenka Alshabaab –
Isniin: January 30, 2023 Kooxda Al-Shabaab oo haatan dowladda federaalka iyo dadka deegaanka kala kulmeysa culeyskii ugu xooganaa...
Israa’iil oo weerar cirka ah ku qaaday wershed ku taalla badhtamaha Iran
– Isniin: January 30, 2023 Sarkaal Maraykan ah ayaa sheegay in la rumaysan yahay in Israa’iil ay ka...
Madaxwaynihii hore Maraykanka Donald Trump oo dardar galiyey ololihiisa doorashada ee 2024-ka
Axad: January 29, 2023 Ku dhawaaqista Donald Trump, ee ah in uu u tartamayo madaxtinimada Maraykanka sanadka 2024-ka...