doorashada xildhibaanada baarlamaanka ugu adag oo ka dhici Doonta dhuusamareeb
June 18, 2021 Inkasta oo si guud ay sanadkaan u adag tahay doorashada xildhibaanada ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa...
Mareykanka “ “Al Shabab waxay heshay awood dheeri ah iyo xorriyad meshay Rabto Weerari karto
June 18, 2021 Pentagon-ka ayaa diyaarinaya soo jeedin ah in tobannaan tababarayaal ah, oo ka tirsan ciidamada sida...
Col Saneey Cabdulle oo ku dhaawacmay Weerarkii Saldhiga degaanka Biya-cadde saakay
June 18, 2021 Wararka ka imaanaya degaanka Biya-cadde, oo ka tirsan Gobolka Shabeellada dhexe ayaa sheegaya, in qarax...
Puntland oo sheegtay in aysan jrin Aayad iyo Xadiis ku soo arooray gudniinka gabdhaha.
June 18, 2021 Wasiirka Caddaaladda Puntland Cawil Sheekh Xaamid ayaa sheegay in aysan jrin Aayad iyo Xadiis saxiixa...
Taliska Milatariga Soomaaliya oo shegay inay dileen horjooge sare oo ka tirsan Al-shabaab
June 18, 2021 Taliska Milatariga Soomaaliya, ayaa laga soo xigtay in ay saacadihii la soo dhaafay hawlgal qorshaysan...
Nooc ka mid ah gorgorka Gorgorka Masar oo dad ugu war dambeysay 150 sano ka hor oo lagu arkay Britain
June 18, 2021 Nooc ka mid ah gorgorka oo loo yaqaano Gorgorka Masar oo dad ugu war dambeysay...
Midowga Yurub oo ka jaray lacagtii ciidamada Kenya ee ka dagaalama Soomaaliya
June 18, 2021 Lacagtii uu Midowga Yurub siin jiray ciidamada Kenya ee la dagaalamaya Al-Shabaab ee gudaha Soomaaliya...
War deg deg ah: Qarax lagu weeraray goor dhawayd saldhig a deegaanka Biyo cadde ee gobolka shabeellada dhexe
June 18 2021 Waxaa Goor dhawayd gaari laga soo Buuxiyay Walxaha Qarxa lagu weeraray saldhig ay ciidamada xoogga...
Cali Guudlaawe oo booqasho rasmi ah ku gaaray magaalada Istanbul ee wadanka Turkiga
June 17 2021 Wafdigan oo uu hoggaaminayay Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa gellinkii...
Aden Barre Ducaale oo ka hadlay afduubka gabdhaha Soomaalida Kenya gaar ahaan islii
June 17 2021 Xildhibaanka laga soo doorto Garisa, Aden Barre Ducaale, oo ka mid ah siyaasiyiinta billaabay in...