Raisal wasaaraha Pakistan oo sheegay inDagaal ka dhaco Afghanistan marka ciidamada caalamiga ka baxaan
. Isniin June 21 2021 Raisal wasaaraha Pakistan Cimraan Khan ayaa sheegay in welwelkaugu weyn ee ay xilligaan...
Abiy ahmed oo codkiisa ka dhiibtay deegaankiisa Beshasha oo uu ku tegay diyaarad helikobtar ah.
Isniin June 21 2021 Doorashooyinka gobol iyo kuwa baarlamaaniga ah oo waqtigooda ka soo daahay ayaa maanta...
Gabadhii Amiirad Amiirad Latifa Dubai ee la weysanaa oo garoonka Madrid laga helay
Isniin June 21 2021 Waxaa soo baxay sawir muujinaya Amiirad Latifa, oo ah gabadha Amiirka Dubai,...
Guddiga madaxa-bannaan la-dagaalanka musuq maasuqa oo ka hadlay doorashoyinka dalka.
Isniin June 21 2021 Guddiga madaxa-bannaan ee la-dagaalanka musuq maasuqa ayaa soo saaray war-saxaafadeed digniin ah...
Maxkamadda Ciidanka oo shaacisay magaca nin lagu eedeynayo dilkii Sheekh Cali Dheere oo Galkacyo lagu dilay
Isniin June 21 2021 Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida ee Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay magaca...
Abiy Ahmed oo sheegay in dowladdiisa ay sii wadi doonto la shaqeynta ciidamada Eritrea
Isniin June 21 2021 Wareysi gaar ah oo ay BBC-da la yeelatey ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed,...
Antonio Guterres oo ku booriyey madaxda Itoobiya qabashada doorasho xor iyo xalaal ah
Isniin June 21 2021 Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres, ayaa ku booriyey madaxda Itoobiya iney...
Midowga Yurub oo Afrika kala shaqeyneysa dhismaha xarumo soo saara tallaalka Covid 19
Isniin June 21 2021 Madaxa Ururka Ganacsiga Adduunka ayaa sheegtay in qaaradda Afrika ay Midowga Yurub kala shaqeyneyso...
AMISOM oo sheegtay in ciidamadooda ka socda Uganda ay isaga baxeen Marin Gubaay Shabeellaha Hoose
Isniin June 21 2021 Ciidamada nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya ee AMISOM ayaa sheegay in ciidamadooda ka socda...
Madaxweynaha Cusub ee Iiraan “ iraan gorgortan kama galeyso barnaamijkeeda hubka nukliyeerka
Isniin June 21 2021 Madaxweynaha la doortay ee Iiraan, Ebrahim Raisi ayaa sheegay in heshiiska nukliyeerka ee 2015...