Xildhibaanka deegaanka Kamakunji oo booqday isibitaalka ay ku jirto Hafsa oo shalay la afduubtay
Isniin June 21 Xildhibaanka deegaanka Kamakunji ee magaalada Nairobi, Yusuf Xasan, ayaa maanta ku booqday isibitaalka ay ku...
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo qaabilay Safiirka cusub dowladda Itoobiya
Isniin June 21 Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan ayaa maanta hoygiisa ku qaabilay Safiirka cusub dowladda...
Wasiirka arrimaha dibadda Israel oo booqan doona Imaaraatka Carabta
Isniin June 21 Wasiirka arrimaha dibadda ee Israel Yair Lapid ayaa booqan doona dalka Isu-tagga Imaaraatka Carabta, waana...
Dheemankankii ugu waynaa oo laga helay dalka Botswa
Isniin June 21 Dheemankan ayaa la rumeysan yahay inuu yahay kan saddexaad ee uggu weyn ee dunida, iyadoo...
Abiy Ahmed oo beeray geed ka hor inta uusan ka codaynin Addis Ababa.
Isniin June 21 Ra’iisal wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed, ayaa ku beeray geed Caasimadda Addis Ababa, iyadoo malaayiin dad...
Kooxda Manchester United oo ka dhigeysa Paul Poba oo saxiixay heshiiskiisa cusub
Isniin June 21 Kooxda Manchester United ayaa ka dhigeysa ciyaaryahanka qadka dhexe Paul Poba dadiisuna tahay 28 sano...
Dowladdii Sweden oo la riday kadib markii ra’iisul wasaarihii uu wayay codka
Isniin, 21 June Dowladdii Sweden ayaa maanta la riday kadib markii Stefan Lofven uu noqday ra’iisul wasaarihii ugu...
Taliyaha howl-galka Africom oo ka digay amaanka Somalia, Mali, Niger, Chad iyo Sudan
Isniin, 21 June Dowladda Mareykanka ayaa soo saartay digniin culus oo la xiriirta ammaanka, taas oo ku socoto...
Itoobiya oo ku eedeeyey dagaal yahano weerarka lagu diley sagaal Sarkaal
. Isniin, 21 June Madaxda Itoobiya ayaa ku eedeeyey dagaal yahanada la mamnuucay ee OLA weerarka lagu diley...
Ilmo sanduuq ku jira oo laga soo badbaadiyey wabi ku yaalla Dalka Hindiya
Isniin, 21 June Kabtanka doon oo ka hawl gala gobolka waqooyi Hindiya ee Uttar Pradesh, ayaa lagu marxabeeyey...