Turkiga oo wada hadallo kula jira saddex dal isaga oo doonaya in saldhig uu ka hirgeliyo
Jimco: June 25 2021 Turkiga ayaa wada hadallo kula jira saddex dal isaga oo doonaya in saldhig uu...
Madaxweynaha Poland oo sheegay inuu ciidamadiisa kala bixi doono Afgaanistaan
Jimco: June 25 2021 Andere Duda Madaxweynaha Poland ayaa sheegay inuu ciidamadiisa kala bixi doono Afgaanistaan dhamaadka bisha...
Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland oo ku soo wajahan Muqdisho
Jimco: June 25 2021 Waxaa lagu wadaa in Muqdisho ay soo gaaraan Madaxweynaha maamulka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni...
Qareenka Trump oo been darteed looga xannibay shatigii uu ku shaqeysan jiray
Jimco: June 25 2021 Gobolka New York ee dalka Mareykanka ayaa xannibay rugsaddii shargi ee uu ku shaqeysan...
Booliska Norway oo sheegay inay fashiliyeen shabakad abaabulan oo isku xiran
Jimco: June 25 2021 Booliska Norway ee gobolka Tromso ayaa sheegay inay fashiliyeen shabakad abaabulan oo isku xiran...
Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka hadlay dekedda Berbera oo dib u habeyn ballaaran lagu sameeyay
Jimco: June 25 2021 Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo kamid ah Midowga Musharaxiinta Mucaaridka ayaa ka hadlay dekedda Berbera...
Madaxweynaha Galmudug oo kulan khadka Zoom-ka ah la qaatay diplomaasiyiinta dowladda Norway u jooga Somaliya
Jimco: June 25 2021 Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa kulan khadka Mareegta ah la qaatay...
Masar oo xoojisay awooddeeda diblumaasiyadeed iyo mid milateri kadib qilaafka biyaha Nile
Jimco: June 25 2021 Dowladda Masar ayaa waxa ay iskudayaysaa inay xoojiso awooddeeda diblumaasiyadeed iyo mid milateriba ee...
Midowga Yurub oo cusbooneya heshiiska socdaalka ee ay la saxiixdeen Turkiga
Khamiis: June 24 2021 Midowga Yurub waa inuu cusbooneysiiyaa heshiiska socdaalka ee ay la saxiixdeen Turkiga sanadkii 2016,...
Asaasihii barnaamika virus-ka kombiyuutarada oo meydkiisa laga helay magaalada Barcelona.
Khamiis: June 24 2021 John McAfee oo ahaa asaasihii shirkadii ugu horreeyay ee sameysa barnaamijyada la dagaalanka virus-ka...