booliska Jarmalka oo shegay Soomaaligii Weerarka Fuliyay laga Helay Mobilkiisa Hadalo Nacayb ah
Axad: June 27 2021 Mas’uuliyiinta dalka Jarmalka ayaa weli baaraya sababta ku kaliftay nin Soomaali ah inuu fuliyo...
Booliska Puntland oo gobolka saanaag ku burburiyey dhalooyin maandooriyaha Khamriga
Axad: June 27 2021 Ciidanka Booliska dowlad goboleedka Puntland ee magaalada badhan ee gobolka saanaag ayaa meel fagaare ah...
Algeria oo xukuumad cusub looga dhawaaqo kadib Doorashadii ka dhacday dalkaas
Axad: June 27 2021 Madaxweynaha dalka Algeria Cabdimajiid Tabuun ayaa soo gabagabeyay latashiyo uu lasameeyay axsaabta siyaada dalkaasi...
Wasiirka caafimaadka UK oo is casilay kadib markii uu dhunkaday haweeney
Axad: June 27 2021 Matt Hancock ayaa iska casilay xilka wasiirka caafimaadka kadib markii uu ku xad gudbay...
Al-shabaab oo saakay Weerar ku bilaawday Qaraxyo ku qaaday degaanka Wisil ee Mudug.
Axad: June 27 2021 Warar dheerad ah ayaa ka soo baxaya Weerar ku bilaawday Qaraxyo oo saakay alshabaab...
Dowlad goboleedla Hirshabeelle oo ka hor timid shir shirka Golaha Wadatashiga Qaran
Axad: June 27 2021 Dowlad goboleedla Hirshabeelle ayaa ka horyimid shir shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee la filayo...
Wadaadka mayalka adag ee Indonesia oo lagu xukumay afar sano oo xarig ah
Axad: June 27 2021 Wadaadka mayalka adag ee saameynta badan ku leh dalka Indonesia ayaa lagu xukumay afar...
Maxkamadda Puntland ee Gaalkacyo oo goor dhaweyd toogatay 18 qof oo Alshabaab
Axad: June 27 2021 Maxkamadda Ciidamada Puntland ee waqooyiga magaalada Gaalkacyo ayaa goor dhaweyd toogatay 18 qof oo...
Mareykanka oo sheegtay in ay jiraan walxo duula oo lagu arkay Hawada Maraykanka
Axad: June 27 2021 Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in wax faahfaahin ah aysan ka bixin karin walxo duula...
Booliska Somaliland oo Owdal ku xiray dhalinyaro u dabaal degeysay munaasabadda 26-ka Juun
Sabti: June 26 2021 Ciidamada booliska Somaliland ayaa maanta magaalada Boorama ee gobolka Owdal ku xirxiray dhalinyaro u...