xoghayihii hore difaaca Mareykanka ahana maskaxdii qorsheysay dagaalkii Ciraaq oo geeriyooday.
Khamiis: Luliyo 1 2021 Donald Rumsfeld, oo laba goor soo noqdey xoghayihii difaaca Mareykanka, laguna tilmaamo maskaxdii qorsheysay...
Cumar Filish oo ka dalbaday dhalinyarada Caasimadda in ay ka qeyb qaataan sugitaanka Ammaanka
. Khamiis: Luliyo 1 2021 Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filsih)...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay 1da Luulyo.
. Khamiis: Luliyo 1 2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu...
Al-shabaab oo afduubtay dad ku soo dhaweeyay ciidamadii dowladda Shabeellada Dhexe
. Khamiis: Luliyo 1 2021 Wararka ka imaanaya Gobolka Sh.dhexe ayaa sheegaya in Dagaalamayaasha Al-shabaab ay halkaas ka...
5 Askari oo ka tirsan Milliteriga Pakistan oo lagu dilay xuduudka dalka Afganistan.
Khamiis: Luliyo 1 2021 Ugu yaraan 2 Askari oo ka tirsan Milliteriga Pakistan ayaa lagu dilay rasaas ay...
Madaxweynaha Waqtigiisa dhamaaday oo Xalay calan-saaray Madaxtooyada Qaranka 1 luliyo.
Khamiis: Luliyo 1 2021 Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa calan-saaray Madaxtooyada Qaranka, si loo maamuuso...
Xukuumadda Puntland oo Farmaajo ku eedaysay in uu lacag ku bixiyay dacaayado
. . Khamiis: July 1 2021 Xukuumadda Puntland ayaa madaxweyne Farmaajo ku eedaysay in uu lacag ku bixiyay...
Qaramada Midoobay oo sheegtay in kumanaan qof ay ku dhibaataysan yihiin gobolka Tigray
Khamiis: July 1 2021 Qaramada Midoobay ayaa sheegtay iney u baahan tahay iney si deg deg ah u...
Xeer ilaaliyaha guud ee maxkamadda ciidamada oo Digniin ka soo saaray Dabaal daga caawa ee 1 Luliyo
arbaco: June 30 2021 Xeer ilaaliyaha guud ee maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya Jeneraal Cabdullaahi Buula-Kamey ayaa...
Howlgal uu booliiska caalamiga ah sameeyay oo lagula wareegay xarumo Internet
Arbaco: June 30 2021 Howlgal uu booliiska caalamiga ah sameeyay, ayaa lagula wareegay xarumaha internet-ka ee shirkad gaar...