Warbaahinta Kenya oo si weyn u hadal haya burcad telefoon ka dafeen nin boolis ah oo Tarafik ah
Khamiis: July 8, 2021 Dadka adeegsada baraha bulshada ee caasimadda Nairobi ayaa si weyn u hadal haya fal...
Wasaaradda kalluumeysiga oo jawaab kulul siiyay Hay’adda Global Initiative
Khamiis: July 8, 2021 Wasaaradda kalluumeysiga xukuumadda Soomaaliya ayaa jawaab ka bixisay warbixin dhowaan kasoo baxday Global Initiative...
Khilaafka iyo xiisada u dhaxeysa dowladaha Sacuudiga iyo Imaaraatka
Khamiis: July 8, 2021 Khilaafka iyo xiisada udhaxeysa dowladaha Sacuudiga iyo Imaaraatka oo muddo dheer xulufo ku ahaa...
Taliyihii qeybta Booliska eee gobolka Shabeelaha Hoose oo xalay ku geeriyooday Muqdisho..
Khamiis: July 8, 2021 Wararka ka imaanaya saakay Magaalada Muqdishoayaa sheegaya in xalay uu halkaas ku geeriyooday taliyihii...
Musqul buu galay balse mas baa ka soo qaniinay
Khamiis: July 8, 2021 Nin reer Austria ah ayaa ka sheekeeyay argagaxa uu la kulmay markii uu mas...
Jacob Zuma oo isku dhiibay booliska Xalay
Khamiis: July 8, 2021 Madaxweynihii hore ee South Africa Jacob Zuma ayaa isku dhiibay booliska xalay , si...
Rooble oo Xalay wagaradka Gedo kula kulmay Kismaayo.
Khamiis: July 8, 2021 Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo xalay ku hoyday magaalada Kismaayo...
Puntland oo shaacinaysa natiijada imtixaanka Shahaadiga ah ee dugsiyada sare.
Khamiis: July 8, 2021 Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee dowladda Puntland ayaa sida qorshaysan maanta oo Khamiis...
Ingiriiska Oo u Soo Baxay Final-Ka Euro 2020 kadib markii 2-1 uga adkaaday xulka Denmark
Khamiis: July 8, 2021 Xulka kubbada cagta Ingiriiska ayaa noqday xulkii labaad oo u soo baxay kam-dambaysta (final)...
Dab ka dhashay qarax markab xamuulka qaada oo ku xiranayay dekedda Jebel Ali ee magaalada Dubai
Khamiis: July 8, 2021 Dab ka dhashay qarax markab xamuulka qaada oo ku xiranayay dekedda Jebel Ali ee...