Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo dib ugu soo laabtay dalka
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar uu...
Abiy Axmed oo ku guuleystay doorashooyinkii ka dhacay Itoobiya
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa waxa uu ku guulaystay aqlabiyad wayn oo uu ka helay doorashooyinka dalkaasi...
Puntland oo shaacisay qorsho la xiriira Amniga
Taliyaha xabsiga dhaxe Gobolka Mudug ee Puntland Gashaanle Sare Aadan Nuur Qaal ayaa shir jaraa’id oo uu ku...
12 qof oo ku dhintay shil gaari bas ah oo ka dhacay Turkey
Axad: July 11, 2021 Ugu yaraan 12 qof ayaa ku geeriyooday, 26 kalena waa ku dhaawacmeen, kaddib markii...
China oo wacad ku martay in ay ka aargudan doonto tallaabo uu qaaday Mareykanka
Axad: July 11, 2021 China ayaa maanta wacad ku martay inay aargudan doonto, waxayna sheegtay inay “si xooggan...
Lionel Messi oo qaaday Koobkii ugu horreeyay ee caalami ah kaddib markii Argentina ku guulaysatay Copa America
Axad: July 11, 2021 Lionel Messi ayaa waxa uu soo afjaray sugitaankiisii koobkii ugu horreeyay ee caalami ah...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho
Axad: July 11, 2021 Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta waxa uu...
In kabadan 300 Qof oo cudurka Kalooraha ugu geeriyootay dalka Nigeria.
Axad: July 11, 2021 Warbixin sanadle ah oo kasoo baxay xarunta Qaranka ee la dagaalanka cudurada dalka Nigeria...
Dibadbaxyo lagu dalbanayo sii deysmada Jokob zuma oo ka socoda dalka K/Africa
. Axad: July 11, 2021 Madaxweynaha dalka K Africa ayaa usheegay dibad baxayaasha inay is dejiyaan ayna ilaaliyaan...
Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo sheegay in uu amaray in la xiro hablo Laascaanood ku dhex xirtay calanka Soomaaliya.
Axad: July 11, 2021 Wasiirka Warfaafinta maamulka Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore ayaa sheegay inuu bixiyay amarka lagu...