Qaxooti Soomaali ah oo dalka Uganda ugu geeriyooday Gaajo iyo COVID-19
Ugu yaraan 10 qaxooti Soomaali ah oo ku noolaa xeryaha qaxootiga dalka Uganda, ayaa gaajo iyo Cudurka Safmareenka...
Wariye lagu xiray Magaalada Dhuusamareeb
Ciidamada Booliska Caasimadda Galmudug ee Magaalada Dhuusamareeb ayaa Maanta Barqadii waxaa ay xireen Wariye Farxaan Axmed Cabdi (Fiicane)...
Taliska Ciidanka Difaaca Puntland oo ka war bixiyay howlgalladii ugu dambeeyay
. Talaado: July 13, 2021 Taliska Ciidanka Difaaca ee dowlad Goboleedka Puntland ayaa faah faahin guud ka bixiyay...
Itoobiya oo heshiis milateri la gashay Ruushka
Itoobiya iyo Ruushka ayaa kala saxiixday heshiis iskaashi milatari ka dib wadahadal saddex maalmood qaatay, sida ay sheegtay...
Qarax Ciidamo ka tirsan Uganda lagula eegtay gobolka Shabeelaha Hoose.
Talaado: July 13, 2021 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax saacadihii la soo...
Muran hareeyay Baarlamaanka Puntland lana fasaxay
Muranka ayaa ka taagan wax-ka-beddelkii lagu sameeyey Xeer-hoosaadka Golaha Wakiillada Puntland, iyada oo ay ku kala qaybsameen xildhibaannada...
Ciidamada Tigray oo sheegay inay ku sii siqayaan Koonfurta dalkaas
Talaado: July 13, 2021 Ciidamada Tigray ayaa sheegay Isniintii inay kusii siqayaan Koonfurta ayna magaalo kale dib uga...
Jubbaland oo soo saartay digniin la xiriirta la macaamilka Al-Shabaab
Shir ay isugu yimaadeen Golaha Amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland oo shir gudoominayey Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed...
Puntland oo faah faahisay howlgallo ka dhan ahaa Al-Shabaab & Daacish
Taliska Ciidanka Difaaca ee dowlad Goboleedka Puntland ayaa faah faahin guud ka bixiyay howlgalladii ugu dambeeyay ee Ciidamada...
Wararkii ugu dambeeyay Banaanbaxyada rabshadaha wata ee Koonfur Afrika
Banaanbaxyo rabshado wata ayaa kusii baahaya dalka Koonfur Afrika, kaa oo lagu dalbanaya sii deynta Madaxweynihii hore Jecob...