Jabhadda Tigrega oo Dagaal ku qaaday ciidamada dawladda Itoobiya ee joog deegaanka Canfarta
, Axad: July 18 2021 Jabhadda ka dagaalanta dalka Itoobiya ee Tigreega ayaa hawlgallo ka dhan ah ciidamada...
Abiy Ahmed “ TPLF Xididada ayaan u siibaynaa waana koox yar oo argagixiso ah
Axad: July 18 2021 Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa shaaciyey inay dowladiisa ka shaqaynayso sidii xidida loogu...
Madaxweyne Mustafe Cagjar oo sagootiyay ciidamo loo dirayo Dagaalka Tigray
Axad: July 18 2021 Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida waddanka Itoobiya ayaa magaalada Dhagaxle ee deegaankaasi waxa uu ka...
10-ka dal ee dhaqaalaha ugu badan ku bixiya millateriga aduunka iyo Hubka
Axad: July 18 2021 Qiimaha iibka hubka ee adduunka ayaa kor u kacay ilaa $1981 bilyan sanadkii hore,...
Kenya 13 qof oo ku dhimatay xilli booyad rogmatay ay shidaal ka dhuranayeen
Axad: July 18, 2021 Ugu yaraan 13 qof ayaa ku dhintay kadib shil ka dhashay booyad shidaal siday...
Hay’adda maamusha warbaahinta Ethiopia oo warbaahinta shisheeye uga digtay been abuur.
Axad: July 18, 2021 Hay’adda maamusha warbaahinta dalka Ethiopia ee EMA loo soo gaabiyo ayaa uga digtay warbaahinta...
RW Rooble oo Xubno ka tirsan Beesha Caalamka kala hadlay Arrimaha doorashooyinka
Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulammo goonni goonni ah la yeeshay Danjiraha Midowga Yurub...
In ka badan 10 qof oo qarax ku dilay Kenya
13 qof ayaa ku dhintay, halka ugu yaraan 31 kale ay soo gaareen dhaawacyo gubasho ka dib markii...
Axmed Karaash oo Taliye u Magacaabay Booliska Gobolka Sool
Ku-simaha Madaxweynaha Puntland Ahna Madaxweyne ku xigeenka Maamullaasi Puntland Axmed Cilmi Cusmaan Karaash ayaa Xeer Madaxweyne ku soo...
Bashar al-Assad oo markii afraad loo dhaariyay xilka madaxweynaha Suuriya
Madaxweynaha Suuriya Bashar al-Assad oo si rasmi ah dib loogu doortay markisii afraad bishii May ayaa loo dhaariyay...