Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta oo ku kulmay magaalada Riyadh si ay u adkeeyaan xiriirkooda
Arbaco: july 21 2021 Hoggaamiyayaasha Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta ayaa Isniintii ku kulmay magaalada Riyadh, si ay u...
Itoobiya oo sheegtay in agaasimaha guud ee hay’adda caafimaadka uu taageero urur argagixiso Tigray
\Arbaco: july 21 2021 Wakaaladda wararka ee Itoobiya ayaa dhawaan daabacday warbixin ay uga hadlayso agaasimaha guud ee...
Rag hubaysan oo isku dayay inay mindi ku dilaan madaxweynaha ku meel gaarka ah ee Mali
\Arbaco: july 21 2021 Rag hubaysan ayaa isku dayay inay mindi ku dilaan madaxweynaha ku meel gaarka ah...
Farmaajo oo farxadda Ciidda Carafo la qaatay cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka
Talaado: july 20 2021 Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta farxadda Ciidda Carafo la qaatay cutubyo ka tirsan...
habraaca doorashada xubnaha Aqalka Sare oo la soo saaray
Talaado: july 20 2021 Waxaa lasoo saarat habraaca doorashada xubnaha Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka, shuruudaha, warqada anshaxa...
Daraasad sheegtay in dad ka badan afar milyan ay Hindiya ugu dhinteen Covid 19
Talaado: July 20 2021 Daraasad cusub ayaa sheegaysa in geerida xiriirka la leh xanuunka koroonaha ee dalka india...
Belgium oo qabanaysa baroordiiq lagu xusuusanayo 31 qof oo ku dhimatay daadad
Talaado: July 20 2021 Belgium ayaa qabanaysa maalin baroordiiq ah oo lagu xusuusanayo 31 qof oo la xaqiijiyey...
Dawladda Soomaaliya oo sheegtay in duqayn cirka ah lala beegsaday ururka Al-Shabaab
Talaado: July 20 2021 Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in duqayn cirka ah lala beegsaday maleeshiyada ururka Al-Shabaab maanta...
Xaafadda Daarusalaam ee Muqdisho oo si weyn looga ciiday (SAWIRRO)
Talaado: July 20 2021 Iyadoo maanta geyiga Soomaalida laga ciidayo maalinta 1aad ee Ciidul Adxa ayaa munaasabadeeda laga...
Kolonyo gargaar bini’aadanimo u waday gobolka ay colaaduhu aafeeyeen Itoobiya oo la weeraray
Talaado: July 20 2021 Kolonyo gargaar bini’aadanimo u waday gobolka ay colaaduhu aafeeyeen ee Itoobiya ayaa la weeraray...