Rooble “ Aniga Mushar maahi balse waxaan rabaa in ay dhacdo doorasho xor iyo xalaal ah
Arbaco: july 21 2021 Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa sheegay in uusan xilka madaxweynaha u tartameyn,...
Wasiirka caafimaadka ee dalka Tunuusiya oo shaqada laga ceyriyay
Arbaco: July 21 2021 Wasiirka caafimaadka ee dalka Tunuusiya Faouzi Mehdi ayaa shaqada laga ceyriyay iyadoo wadanku uu...
Diyaarad ay leeyihiin ciidamada Itoobiya oo ku burburtay gobalka Bakool
Arbaco: July 21 2021 Warrarka laga helayo gobolka Bakool ee Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in diyaarad nooca qumaatiga...
Taliyaha Ciidamada Dhulka “ Saadaq Joon waxa uu ka mid yahay saraakiisha ka Howlgalaysa Galmudug.
Arbaco: July 21 2021 Taliyaha Ciidamada Dhulka ee Soomaaliya Jenaraal Maxamad Tahliil Biixi oo hogaaminaya duullaanka ka dhanka...
Diyaarad ka duushay Nairobi oo shil ku gashay garoon diyaaradaha degmada Ceelwaaq
Arbaco: July 21 2021 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya shil diyaaradeed oo ka dhacay gobolka Gedo...
Erdogan oo ku adkeystay xal laba-dal ah oo laga hirgeliyo Qubrus
Arbaco: July 21 2021 Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa Talaadadii ku adkeystay xal laba-dal ah oo laga...
Jarmalka oo shaaciyay in Soomaaaligii Toorayda dad ku dilay wax xiriir ah la lahayn Kooxda Daacish.
.Arbaco: july 21 2021 Boliska waddanka Jarmalka ayaa shaaciyay in nin Soomaaali ah oo bishii June dhowrka qof...
Maraykanka oo shaaciyay inay duqayn ka fulisay a Soomaaliya gaar ahaanna Gobolka Mudug
.Arbaco: july 21 2021 . Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay in markii u horraysay mudda lix bilood ah kadib...
Madaxweyne Macron oo ka mid noqday dhowr hoggaamiye oo la bar-tilmaameedsaday xogta Taleefanadooda.
Arbaco: july 21 2021 Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa ka mid noqday dhowr hoggaamiye oo la bar-tilmaameedsaday xogta...
Qoor qoor oo Sheegay in Galmudug ay diyaar u tahay qabashada Doorashada labada aqal ee BFS.
Arbaco: july 21 2021 Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa magaalada Gaalkacyo kula tukaday Salaadda...