Deni oo kulan kula qaatay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland
Khamiis: july 22 2021 Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada kulan kula qaatay...
War deg deg ah: Dagaal ka dhex qarxay Ciidamada Galmudug iyo Al-shabaab deegaanka Camaara ee gobolka Mudug.
Khamiis: july 22 2021 Waxaa goor dhawayd oo caawa Fiidkii ah Dagaal culus oo dhexeeya ciidamada xoogga oo...
Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo shaaciyay dhibaato kajirto degmada Cadale iyo Madaxweynayaa Horre Oo Gaaray
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa sheegay in degmada Cadale oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe...
Wasaaradda Waxbarashada oo shaacisay natiijada Imtixaanka Dugsiyada Sare
Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa Maanta oo Khamiis ah waxaa ay shaacisay natiijada...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Wafdi ka socda dowladda Ireland
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibedda ahna Wasiirka Difaaca...
Duqdisho oo ka hadlay Wadooyinka Biyaha xireen Amarna soo saaray
Duqdisho oo ka hadlay Wadooyinka Biyaha xireen Amarna soo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar...
Rooble oo faray Guddoomiyaha Aqalka Sare & Mahdi Guuleed inay khilaafka xaliyaan
Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan ku saabsan arrimaha doorashada kuraasta Gobollada Woqooyi xafiiskiisa kula...
Soomaali Hanti farabadan looga boobay dalka Koonfur Afrika
Khasaaare nafeed iyo mid hantiyadeed oo xooggan ayaa ganacsatada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Koofur Afrika kasoo gaaray...
Madaxweynaha dalka Madagascar oo isku day dil ka badbaaday
Xafiiska dacwad-oogaha guud ee dalka Madagascar ayaa sheegay inay fashiliyeen isku day lagu dili lahaa madaxweyne Andry Rajoelina,...
Madaxweynaha Puntland iyo wafdi uu hogaaminaayo dib ugu laabtay Garoowe.
khamiis: July 22 2021 Wararka ka imaanaya Garoowe ayaa sheegaya in Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni uu...