Dad lagu tuhmay taageerida Kooxda TPLF oo lagu xirxiray Magaalada Jigjiga
Jimco: july 23 2021 Dad lagu tuhmay inay taageeraan Kooxda TPLF ee ka dagaalanta gobolka Tigray ee dalka...
Madaxweynaha Galmudug Qoor-qoor oo kormeer ku tagay goobihii laga saaray Al-Shabaab ee Mudug
Jimco: july 23 2021 Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor) ayaa kormeer ku tagay goobihii laga saaray Al-Shabaab...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Israa’iil oo sheegtay in Israa’iil ay dib ugu biirayso Midowga Afrika
Jimco: july 23 2021 Wasaaradda Arrimaha Dibadda Israa’iil ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay in Israa’iil ay...
Wasiirka Arrimaha Dibadda somaliya oo kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda Ireland
Jimco: july 23 2021 Wasiirka Arrimaha Dibadda Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda ahna...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo xalay casho sharaf u sameeyay Guddiga Doorashooyinka heer Federaal.
Jimco: july 23 2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay casho sharaf u sameeyay...
200 oo ruux oo laga raadinayaa gobol ka tirsan Mareykanka kaddib fayrasox laga helay
Jimco: july 23 2021 Dad ka badan 200 oo ruux ayaa laga raadinayaa 27 gobol oo ka tirsan...
20 qof oo rayid ah oo ku dhimatay dagaal ka dhacay gobolka Canfarta ee dalka Itoobiya
Jimco: july 23 2021 Ugu yaraan 20 qof oo rayid ah ayaa la dilay tobanaan kun oo kalena...
Ciidamada Kenya oo toogasho ku dilay laba ka mid ah koox burcad ah xaafadda Islii
Jimco: july 23 2021 Wararka ka imaanaya Magaalada Nairobi gaar ahaan xaafadda Islii ayaa sheegaya in Ciidamada dharcadka...
Ra’iisul’wasaarihii hore ee Canadda oo ku guuleystey abaalmarinta Nobel Peace Prize
. Khamiis: july 22 2021 Waxaa kasoo wareegtay 65 sano markii Ra’iisul’wasaarihii hore ee Canadda Lester Pearson uu...
Jilaaga weyn ee Aflaanta Bollywood Salman Khan oo Caruur ku dhalay Dubai
Khamiis: july 22 2021 Jilaaga weyn ee Aflaanta Bollywood Salman Khan, ayaa beeniyay wararka sheegayay in xaas iyo...