Suuli dhalaalaya oo dahab ah iyo waxyaabo kale oo raaxo leh oo laga helay guri weyn oo ay weerareen Ruushka
Isniin: July 26 2021 Suuli dhalaalaya oo dahab ka kooban iyo waxyaabo kale oo raaxo leh ayaa laga...
Waraabe dad ku laayey gobolka Tabora, galbeedka Tanzania.
Isniin: July 26 2021 Wiil hal sano iyo badh ah ayaa waxaa dilay waraabe kaas oo sidoo kale...
Nin isku dayay in uu dilo Madaxweynaha Mali oo geeriyooday
Dalka Maali ee dhaca dhaca Galbeedka Afrika waxaa ku geeriyooday Nin isku dayay todobaadkii hore in uu dilo...
Madaxweynaha Tunisia oo lagu eedeeyay ‘Inqilaab’ kadib markii uu shaqada ka ceyriyay Ra’iisul wasaaraha
Madaxweynaha Tunisia ayaa shaqada ka joojiyay baarlamaanka wuxuuna shaqada ka ceyriyay Raiisul wasaare Hichem Mechichi waxaana tilaabadaasi lagu...
Ingiriiska:-Qoys dalbanaya in loo soo daayo wiilkooda ku xiran xabsiga dhexe ee Xamar!
Qoyska muwaadin u dhashay Ingiriiska oo labadii sano ee lasoo dhaafay ku xiran Soomaaliya ayaa soo saarey qaylo-dhaan...
Duqa Muqdisho oo kormeeray wadooyin uu biyo dhigay Roobka
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kormeeray wadada Daalo oo...
Jubbaland oo soo saartay digniin ku socota Kalluumeeysatada
Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Kalluumaysiga Iyo Kheyraadka Badda Jubbaland Maxamed Cumar Buni ayaa kalluumeysatada Jubbaland uga digay khatarta badda...
Maamulka Dowlad Deegaanka Soomaalida oo sheegay in uu difaacayo shacabka Garba Ciise
Xukuumadda Deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ayaa sheegtay inay difaaci doonaan dadka Soomaalida ah ee deggaanka aagga degmada...
Maleeshiyaad ku dagaalamay Gobolka Gedo oo la kala qaaday
Nabaddoonada, waxgaradka iyo saraakiisha Ciidamada Xooga dalka ee ka howlgala Jubaland ayaa ku guuleystay inay damiyaan colaad mudooyinkan...
Booliska degmada Garbahaareey oo soo bandhigay Xubin ka tirsanaa Al-Shabaab oo isku soo dhiibay
Isniin: July 26 2021 Taliska Ciidamada Booliska degmada Garbahaareey ee Xarunta Gobolka Gedo ayaa soo bandhigay...