NISA oo sheegtay in ugu yaraan 48 xubnood oo Al-Shabaab ah lagu diley duqeymo ka dhacay Hiiraan iyo Shabeellaha Dhex
Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa sheegtay in 48 xubnood oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab...
Emmanuel Macron iyo Donald Trump oo ka wada xaajoonaya xaalka Ukraine
Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa u safray Washington si uu wadahadal ula yeesho dhiggiisa Mareykanka Donald Trump. Joojinta...
Soomaaliya iyo Kenya oo iska kaashanaya ilaalinta deegaanka
Nariobi – Wasiirka wasaaradda deegaanka iyo Isbadalka Cimilada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Bashiir Maxamed Jaamac iyo wafdi uu...
Ra’iisul wasaare Xamse oo bogaadiyey hawlgalka ciribtirka Khawaarijta
Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa bogaadiyey guulaha ay ka gaareen...
Burcad-badeedda oo iskaga tegay doon ay afduubteen
Eyl — Burcad badeed la tuhunsan yahay in ay Soomaali yihiin ayaa isaga cararay doon kalluumeysi oo ay ku...
Maleeshiyaadka Al-Shababoo weerar culus maanta ka geystay qeybo ka mid ah Sh/Dhexe
Jowhar — Maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa maanta weeraray deegaannada Alkowsar iyo Cadow Gurey, oo ka kala tirsan gobollada Hiiraan iyo...
Somalia to Host Peace Talks Between Sudan’s Government and Opposition in Mogadishu
The Federal Government of Somalia is facilitating peace talks between Sudan’s military-led government and opposition groups to end...
President Hassan Sheikh meets his Libyan counterpart in Tripoli
Tripoli – The President of the Federal Republic of Somalia, H.E Hassan Sheikh Mohamud met his Libyan counterpart,...
Maamulka Soomaaliland oo sheegay inay celinayaan Barakacayaasha
Somaliland, ayaa sheegtay in dad gaadhaya 87 kun oo ruux oo ah kuwa gudaha ku barakacay in ay...
Wasiirka cadaaladda iyo Dastuurka oo la kulmay safiirka Sucuudiga
Muqdisho (SONNA): Wasiirka wasaaradda cadaaladda iyo Dastuurka dowladda FS mudane Xasan Macalin ayaa kulan la qaatay danjiraha boqortooyada...