Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Xukuumadda Federaalka Soomaaliya magaalada Nairobi kaga qayb galay
Khamiis: july 29 2021 Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u Dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Aadan...
Jubaland oo noqtay maamulkii u horreeyay oo qabanaya doorashada xubnaha Aqalka sare
Khamiis: july 29 2021 Dowlad goboleedka Jubaland, ayaa noqday maamulkii u horreeyay oo qabanaya doorashada xubnaha Aqalka saree...
Vladamir Putin ma wuxuu bixiyay lacagtii lagu iibsaday kooxda Chelsea?
Arbaco: july 28 2021 Maxkamad fadhigeedu yahay waddanka UK ayaa billowday dhageysiga kiis ku saabsan in milkiilaha kooxda...
Dalalka Britain iyo Kenya oo ku heshiiyay la dagaalanka Al Shabaab
Arbaco: july 28 2021 Dalalka Britain iyo Kenya ayaa kala saxeexday heshiis cusub oo dhanka difaaca ah oo...
Mareykanka oo dib u celinaya agab qaddiimi ah oo laga xaday Ciraaq
Arbaco: july 28 2021 Dowladda Ciraaq ayaa sheegtay in Mareykanka uu aqbalay in uu dib u soo celiyo...
Taliyaha hay’adda nabad sugida Qaranka oo magacaabay madaxa shaqaalaha hay’adda NISA
Arbaco: july 28 2021 Maalmo kadib martkii Xilka uu ka qaaday Raisal Wasaare Rooble Kulane ayaa waxaa la...
Xarunta xakameynta COVID-19 ee Mareykanka oo amartay in la xirto maska.
Arbaco: july 28 2021 Xarunta xakameynta iyo ka hortagga cudurrada faafa ee Mareykanka ayaa ku boorrisay dadka Mareykanka...
Dowladda Sacuudi Carabiya oo taageero u muujisay madaxweynaha Tunisia
Arbaco: july 28 2021 Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa taageero u muujisay madaxweynaha dalka Tunisia Kais Saied oo dhowaan...
Kooxaha Iran ay taageerto oo soo dhoweeyey go’aanka Biden ka Bixitaanka Ciidamada Ciraaq
Arbaco: july 28 2021 Dhowr ka mid ah kooxaha awoodda badan ee Iraq ee Iran ay taageerto ayaa...
Mareykanka oo $199 milyan Dolar ugu deeqay Soomaaliya
Arbaco: july 28 2021 Dowladda Mareykanka ayaa Talaadadi shalay ku dhawaaqday gargaar bani’aadannimo oo cusub oo ay ugu...