Zuma oo xabsiga laga sii daynayo maalmaha soo socda
Arbaco: August 4, 2021 Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika Jacob Zuma ayaa Talaadada nagu soo aadan laga sii...
Janan sare oo isku dayey inuu jagada ka tuuro Riek Machar
Arbaco: August 4, 2021 Janan sare oo katirsan dalka Koonfurta Sudan, ayaa ku dhawaaqey isaga qudhiisa inuu yahay...
Suudaan oo ku biiraysa Dowladaha ku jira maxkamadda dambiyada caalamiga ah ee ICC
Arbaco: August 4, 2021 Golaha wasiirada Suudaan ayaa si wadajir ah ugu codeeyay hindise sharciyeed u horseedayo dalkan...
Gudoomiye Cumar Filish oo kormeerey waddooyinka Muqdisho oo fatahaaduhu gooyeen
Arbaco: August 4, 2021 Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa...
Xildhibaan Maareeye oo ku gacan seyrey is doorashada xubnaha guddiga doorashada reer waqooyiga
Arbaco: August 4, 2021 Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ayaa ku wargeliyay 11-ka xubnood ee Guddiga Doorashooyinka xildhibaannada gobollada...
Madaxweyne K/xigeenka Kenya oo ka hadlay sababta looga hor istaagay in Kenya safar dibadda ah uga baxo
Arbaco: August 4, 2021 Madaxweyne ku xigeenka Kenya, William Ruto, ayaa ku tilmaamay tallaabadii looga joojiyay safar uu...
Dagaal ka dhacay Gobolka Bakool & guulo laga sheegtay
Moqdisho,August 04, 2021 —Dagaalka oo u dhaxeeyay Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya iyo Xubno kamid ah Al-Shabaab ayaa...
Maxay ka wada hadleen Cali Guudlaawe & Ambassador Mohamed Bomba?
Moqdisho,August 04, 2021 —Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Calli Gudlaawe Xuseen ayaa maanta hoyga uu ka degan yahay Magaalada Muqdisho...
Xilliga ay dhaceyso doorashada Guddoonka Gudiga doorashooyinka Gobolada Waqooyi oo la shaaciyay
Moqdisho,August 04, 2021 —War qoraal ah oo ay soo saareen Guddiga hirgelinta doorashooyinka ayaa waxaa lagu shaaciyay Xilliga la...
Galmudug oo hubka ka mamnuucday Dhuusamareeb & Gaalkacyo xilli Musharixiin ku heystaan
Moqdisho,August 04, 2021 —Guddiga Amniga Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa soo saarey amaro culus oo ku socda hubka iyo gaadiidka...