Mareykanka oo liiska Argagixisada ku daray labo xubnood oo Shabaab ka tirsan
Moqdisho,August 07, 2021 —Waaxda Arrimaha Dibedda ayaa Jimcihii shaacisay in lagu daray shan ka mid ah mintidiin Islaamiyiin ah...
Taliban oo qabsatay magaalo madaxda gobolka Afganistan ee Zaranj
Moqdisho,August 07, 2021 —Daalibaan waxay qabsadeen magaalada Zaranj ee gobolka Nimruz ee Afgaanistaan, taasoo ka dhigaysa caasimaddii ugu horraysay...
Guddiga kala qeybsan ee gobolada Waqooyi oo maanta doorasho galaya
Moqdisho,August 07, 2021 —4 kamid ah Xubnaha Guddiga Doorashada ee Gobolada Waqooyi (Somaliland) ee uu soo magacaabay Guddoomiye Cabdi...
Taliban sheegtay inay la wareegtay xabsi ku yaalla gobolka waqooyiga
Sabti: August 7, 2021 Kooxda Taliban ee ka dagaallanta Afghanistan ayaa sheegtay inay la wareegtay xabsi ku yaalla...
Nin tooray ku weeraray dad rakaab ah oo saarnaa tareen
Sabti: August 7, 2021 Nin ayaa toori ku weeraray dad rakaab ah oo saarnaa tareen gudaha magaalada Tokyo...
Galmudug oo Al-Shabaab kala Wareegtay deegaanka Miliqo iyo dabagalo oo aan ka fogayn Xaradheere
Sabti: August 7, 2021 Waxaa maalmihii la soo dhaafay guulo is daba jog ah ay gaarayeen Ciidamada xoogga...
Madaxweynaha Koonfur Afrika oo sameeyay isku shaandheyn
Sabti: August 7, 2021 Madaxweynaha Koonfur Afrika Cyril Ramaphosa ayaa sameeyay isku shaandheyn weyn oo gole wasiirro ah...
Wasiirka Arrimaha Dibedda Kenya oo ku sii jeeda Somaliya
Sabti: August 7, 2021 Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ayaa waxaa maalinta berri oo Axad ah kusoo wajahan...
Rooble oo bilaabay Wada hadal u dhaxeeya siyaasiyiinta Waqooyiga Somaliya mar kale
Sabti: August 7, 2021 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya saacadihii la soo dhafay Xafiiska Ra’iisul wasaaraha...
Teendhada Afisyooni Muqdisho oo ka dhacdo doorashada Somaliland ee lagu muran san yahay
Sabti: August 7, 2021 Maanta oo Sabti ah ayaa lagu wadaa in Teendhada Afisyooni ee Magaalada Muqdisho ay...