Dad ku dhintay Shil Maanta ka dhacay Turkiga
Moqdisho,August 08, 2021 —Ugu yaraan 14 qof ayaa ku geeriyootay, 18 kalena wey ku dhaawacmeen, kadib, markii uu Bas...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya oo soo gaartay Magaalada Muqdisho
Moqdisho,August 08, 2021 —Waxaa Magaalada Muqdisho soo gaartay wafdi ay hoggamineyso Wasiirka Arrimaha Dibadda dowladda Kenya Raychelle Omamo, iyada...
Sacuudi Carabiya oo qaadaya xayiraad uu horay u soo rogay
Moqdisho,August 08, 2021 —Maamulka Dalka Sacuudi Carabiya ayaa sheegay in sagaalka bishaan la bilaabi doonto helitaanka codsiyada la xiriira...
Ciidamada dowladda & kuwa Koonfur Galbeed oo howlgal wadajir ah sameeyay
Moqdisho,August 08, 2021 —Ciidamada Millateriga Dowladda Federalka ah ee Soomaaliya iyo kuwa Daraawiishta Dowlad Goboleedka koonfur galbeed ayaa howlgal...
Osama Bin Laden markii la dilayey waxa uu qorsheynayey inuu dilo Barack Obama
Axad August 8, 2021 Osama Bin Laden waxa uu markii la dilayey qorsheynayey inuu khaarajiyo madaxweynihii hore ee...
Ganacsade u dhashay dalka Turkiga saxiibna la ah William Ruto.oo lagu xiray garoonka diyaaradaha Joma Kenyatta
Axad August 8, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Nairobi ayaa sheegaya in Ciidamo katirsan booliiska dalka Kenya ay...
Doontii soolarka aheyd’ ee reer Fircoon oo la geeyay matxafka Giza
Axad August 8, 2021 Doonni cajiib ah oo ay lahaayeen dadkii hore ee qadiimiga ahaa ee Masar taas...
Ciidamada koonfur galbeed oo Howlgalo ka sameeyay degmada Diinsoor
Axad August 8, 2021 Ciidamada Millateriga Dowladda Federalka ah ee Soomaaliya iyo kuwa Daraawiishta Dowlad Goboleedka koonfur galbeed...
Sacuudi Carabiya oo muwaadiniinta ajaaniibta ah u ogolaanayaa inay soo gudan karaan cumrada sannadkan
August 8, 2021 Sacuudi Carabiya ayaa muwaadiniinta ajaaniibta ah u ogolaanayaa inay soo gudan karaan cumrada sannadkan kadib...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda oo ka warbixisay xogta COVID-19 ee Somaliya
August 8, 2021 Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay...