Rooble oo saakay ku wajahan magaalada Nairobi ee caasimadda waddanka Kenya.
Talaado: August 10, 2021 Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta...
Qoorqoor oo xaafiiskiisa ku qaabilay Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka iyo Guddiga Xallinta Khilaafaadka
Talaado: August 10, 2021 Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kariye Qoorqoor xaafiiskiisa ku qaabilay xubna ka socday labada guddi...
Deni oo soo saaray liiska tartamayaasha kuraasta Aqalka Sare
. Talaado: August 10, 2021 Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray liiska tartamayaasha kuraasta Aqalka Sare...
Wasiirka Amniga jubbaland oo magacaabis sameeyey.
isniin: August 9, 2021 Wareegto kasoo baxday xafiiska Wasiirka Amniga Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa lagu magcaabay Afhayeenka...
Sarkaal sare oo ka tirsan dowladda Nigeria oo la afduubtay
isniin: August 9, 2021 Sarkaal sare oo ka tirsan dowladda Nigeria ayaa la afduubtay, sida lagu sheegay...
Daraasad ka dardaar werinaysa abaaro iyo duufanno dunida ku soo fool leh
isniin: August 9, 2021 Qaramada midoobay ayaa digniin ay soo saartay ku sheegtay in aadamuhu keligii...
Taliban oo xoojisay gacan ku haynteeda waqooyiga Afghanistan
isniin: August 9, 2021 Taliban ayaa xoojisay gacan ku haynteeda waqooyiga Afghanistan, ayada oo saddex caasimad goboleed qabsatay...
Nin codsigiisii magangelyo doonka la diiday oo baadari ku dilay Faransiiska
isniin: August 9, 2021 Wararka ka imanaya Faransiiska ayaa sheegaya in maydka baadari kaatoli ah laga helay tuulada...
weerar culus oo lagu qaaday gobolka Canfarta Xarun caafimaad oo soo kordhay
isniin: August 9, 2021 Tiro dad ah ayaa ku dhintay weerar culus oo lagu qaaday xarun caafimaad oo...
isbitaal ku yaal dalka Singapore oo laga saaray ilmo la rumaysan yahay
isniin: August 9, 2021 Waxa qaybta daryeelka culus ee isbitaal ku yaal dalka Singapore laga saaray ilmo la...