Ra’iisul Wasaaraha somaliya oo hoygiisa kulan kula qaatay madaxweynayaashii hore ee dalka, Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh
isniin: August 9, 2021 Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta hoygiisa uu ka degan yahay...
Qaramada Midoobya oo doorashada Soomaaliya ku bixisay lacag dhan 7 milyan iyo 200 kun oo dollar
isniin: August 9, 2021 Xafiiska Qaramada Midoobya ee Soomaaliya ayaa doorashada Soomaaliya ku biirinaya lacag dhan 7 milyan...
Wasiirka arrimaha dibadda Kenya oo si rasmi ah xarigga uga jaray dhisme cusub oo safaaradeed Kenya Muqdisho
isniin: August 9, 2021 Wasiirka arrimaha dibadda Kenya, Raychelle Omamo iyo dhiggeeda Soomalaiya, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa si...
Guddiyada doorashooyinka Heer Federaal & xalinta khilaafaadka oo gaaray Dhuusamareeb
Moqdisho,August 09, 2021 —Wafdi uu hoggaaminaayo Guddoomiyaha Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer federaal FEIT Soomaaliya Maxamed Xasan Cirro ayaa Maanta...
Kulan looga hadlayay la dagaalanka Al-Shabaab oo lagu qabtay G/Mudug
Moqdisho,August 09, 2021 —Kulankaan oo ay ka qeyb galeen mas’uuliyiin kala duwan iyo Saraakiil Ciidan loogana hadlayay wajiga labaad...
Shil diyaaradeed oo ka dhacay Giriigga
Moqdisho,August 09, 2021 —Diyaarad nooca dab-damiska ah ayaa ku burburtay jasiiradda Giriiga ee Zakynthos xili ay ku jirtay hawlgal...
Dowladda Soomaaliya oo Ciidamo horleh geeysay degaan u dhow Dhuusamareeb
Moqdisho,August 09, 2021 —Taliska qeybta 21aad gaar ahaan guutada 15aad ee Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa waxaa ay Ciidamo...
SAWIRO:-AMISOM oo tababar siisay Boolis suga amniga doorashooyinka
Moqdisho,August 09, 2021 —Maamulka Qeybta Booliiska ee Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa Magaalada Kismaayo ku soo gabagabeeyay...
22 qof oo ku dhintay dagaal dhex-maray Beeraleey iyo xoola dhaqato
Moqdisho,August 09, 2021 —Mas’uuliyiinta dalka Chad waxay sheegeen in 22 qof ay dhinteen halka 18 ay dhaawacmeen kadib markii...
Mid kamid ah Golaha Wasiirada Puntland oo geeriyooday
Moqdisho,August 09, 2021 —Marxuumka oo sadexdii maalmood ee lasoo dhaafay ku xanuunsanaa Garoowe, ayaa sida la xaqiijiyay u geeriyooday...