Yusuf Dabageed oo Booqday meelaha Loogu Talo galay doorashooyinka ee Beledweyne
Isniin: August 16, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada B/weyne ayaa sheegaya in Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Hirshabelle Yuusuf...
Kulankii Midowga Musharaxiinta oo laga soo saaray war murtiyeed
. Isniin: August 16, 2021 . Kulan saddex maalmood socday oo ay Muqdisho ku yeesheen Golaha Midowga Musharaxiinta...
Ciidamada taalibaan oo Hub badan ka qabsaday dowladda Afghanistaan
Isniin: August 16, 2021 Tan iyo bilowgii sannadkan, dagaalyahannada Taalibaan waxay la wareegeen qalab milateri oo ay ka...
Al-shabaab oo madaafiic ku garaacday garoonka diyaaradaha shaati gaduud ee magaalada Baydhabo
Isniin: August 16, 2021 Wararka ka imaanaya Garoonka baydhabo ayaa sheegaya in madaafiic ay ku rideen Garoonkaas dagaalamayaal...
Tottenham Oo Garaacday Kooxda Man City kulankii xalay
. Isniin: August 16, 2021 Kooxda Tottenham ayaa dhulka dhigtay kooxda difaacanaysa horyaalka premier League ee Man City...
Boqolaal ka tirsan Ciidamada Mareykan oo ku wajahan Magaalada Kabul
Isniin: August 16, 2021 Toddobaadyo un kahor inta aanay dowladda Mareykanka soo geba-gebeyn kasoo saarista militarigeeda ee dalka...
Dad ku dhimatay qalalaase ka dhacay garoonka diyaaradaha ee Kabul
Isniin: August 16, 2021 Dad goobjoogayaal ah ayaa BBC -da u sheegay in ugu yaraan saddex qof...
Wado Laami ah oo isku xirta jidka 30-ka iyo Laamiga Garawe oo xariga laga jaray
Isniin: August 16, 2021 Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xarigga ka jaray Wadada NECSOM...
Twitter-ka Safaaradda Afghanistan ee India oo la jabsaday.
Moqdisho,August 16, 2021 —Qoraallo kala duwan oo lagu faafiyay Barta Twitter-ka ee Safaaradda Afghanistan ee India ayaa lagu sheegay...
Xal laga gaaray Xiisadii ka jirtay degmada Dooloow ee Gobolka Gedo
Moqdisho,August 16, 2021 —Waxaa ugu dambeyn Maanta xal laga gaaray xiisadii dagaal ee u dhaxeeysay Ciidamada dowladda Soomaliya ay...