Mareykanka oo ka digey in Kooxda Daacish ay weerar ka geysan karaan magaalada Kabul
Axad : August 22, 2021 Mareykanka ayaa ugga digey muwaadiniintiisa iney ka fogaadan garoonka diyaaradaha ee Kabul, maadaama...
Tuulo Mid kamid ah Soomaaliya oo hadii aad hal geed ka jarto ay la mid tahay in aad dishay qof biniaadam ah
Axad : August 22, 2021 Qurac qaloocan oo aan caleen lahayn ayaa dhex taagan guriga Cantar Xuseen oo...
shirkii golaha wada-tashiga qaran oo galay maalintiisii labaad
Axad : August 22, 2021 Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa maalintii labaad ka socda shirkii golaha wada-tashiga qaran,...
Goobihii ganacsiga ee Degmada afgooye oo saakay Xiran iyo Maleeshiyaad lagu arkayo wadooyinka
Axad : August 22, 2021 Wararka ka imaanaya manta degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in...
Uganda oo xaqiijiyay in dalkoodu uu maanta qaabilayo 145 qof oo qaxootiga Afghanistan
Axad : August 22, 2021 Saraakiisha Uganda ayaa xaqiijiyay in dalkoodu uu maanta oo Axad ah qaabilayo 145...
Booliiska Sucuudiga oo xirey nin la sheegay inuu ku caayey nabi Muxummed xaaskiisa Caa’isho
. Axad : August 22, 2021 Booliiska Sucuudiga, ayaa xirey nin la sheegay inuu ku caayey nabi Muxummed...
Madaxweynaha Turkey-ga oo iska fogeeyey in weerar hawada ah ay ku qaadeen waqooyi galbeed dalka Ciraaq
Axad : August 22, 2021 Madaxweynaha Turkey-ga ayaa iska fogeeyey sabtidii in weerar hawada ah ay ku qaadeen...
Kooxda Taalibaan oo gabdhaha suxufiyiinta ka mamnuucday Warbaahinta Qaranka
Axad: August 22, 202 Ugu yaraan laba gabdhood oo suxufiyiin ah oo u shaqeeya idaacadda dowladda Afgaanistaan ayaa...
Wasiirka waxbarashada Somaliland iyo wasiirka waxbarashad Kenya oo kulan yeeshay
Axad: August 22, 202 Wasiirka waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland, Axmed Maxamed Diiriye Toorno, iyo wasiirka waxbarashad...
Itoobiya oo sameysaneysa baro bulsho oo u gaar ah kadib markii Dagaalka Baraha bulshada looga awood badshay
Axad: August 22, 202 Itoobiya ayaa sheegtay iney ku hawlan tahay sameysashada baro bulsho oo iyada u gaar...