Cabdikariim Guuleed oo soo dhaweeyay warmurtiyeedkii ka soo baxay shirkii golaha wadatashiga qaranka
isniin: August 23, 2021 Musharax madaxweyne Cabdikariim Xuseen Guuleed oo kamid ah xubnaha midowga musharaxiinta ayaa soo dhaweeyay...
C/raxmaan C/shakuur “Sanduuqyadii aan ugu yaboohnay doorashada Soomaaliya waa khasaaray
isniin: August 23, 2021 Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Wadajir, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa qoraal uu bartiista Facebook...
Joe Biden oo sheegay in ciidamada Mareykanka ay ballaadhiyeen joogitaankooda garoonka ee Kabul
Isniin: August 23, 2021 Madaxweyne Joe Biden ayaa sheegay in ciidamada Mareykanka ay ballaadhiyeen joogitaankooda agagaarka garoonka diyaaradaha...
Afhayeenkii Maamulka Gobolka Hiiraan Hirshabeelle oo ku dhawaaqay inuu iska Casilay xilkaas
. Isniin: August 23, 2021 Afhayeenkii Maamulka Gobolka Hiiraan ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cabdi Muumin Cilmi Iidow ayaa...
Dabley hubeysan oo weeraray Garoonka Hamid Karazai ee Kabul.
Isniin: August 23, 2021 Dabley hubeysan ayaa waxay saakayto weerareen ciiddan Afganistan oo ku sugnaa Albaabka Waqooyi ee Garoonka Hamid...
Xaalada magaalada B/weyne oo kacsan iyo goobihii ganacsiga oo xiran saakay
. isniin: August 23, 2021 Wararka ka imaanaya saakay magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa shegaya in...
Madaxweynihii hore ee Bolivia oo caafimaadkedu wanaagsan yahay
isniin: August 23, 2021 Madaxweynihii hore ee Bolivia Jeanine Anez ee horay loo xiray ayaa caafimaadkedu wanaagsan yahay...
Roobabka deyrta oo ka curtay degaanno ka tirsan Gobolka Bari
isniin: August 23, 2021 Roobabka deyrta ayaa ka curtay degaanno ka tirsan Gobolka Bari waxaana la filayaa in...
Nin Soomaali ah oo si arxan darro ah shalay loogu dilay magaalada London
isniin: August 23, 2021 Nin Soomaali ah ayaa si arxan darro ah shalay gelinkii dambe loogu dilay magaalada...
Mas’uuliyiinta Gobolka Bari ee Puntland oo digniin culus ka soo saaray roobab dabaylo wata
isniin: August 23, 2021 Mas’uuliyiinta Gobolka Bari ee Puntland, ayaa digniin culus ka soo saaray roobab dabaylo wata,...