Madaxweynaha Deni oo kulan gaar ah la yeeshay safiirka Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya
isniin: August 23, 2021 Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay kulan gaar ah la yeeshay safiirka Ingiriiska...
Diyaaradaha ganacsiga ee Mareykanka oo ku biiraya soo daadgureynta dadka ku sugan Kabul
isniin: August 23, 2021 Maamulka Biden ayaa amar ku bixiyay in si degdeg ah loo isticmaalo diyaaradaha ganacsiga...
Ruushka oo ka digay in dembiileyaal ay ku dhex dhuuntaan qaxootiyada Afghaanistaan
isniin: August 23, 2021 Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin, ayaa cambaareyn dusha kaga tuuray waddamada reer galbeedka ee...
Ciidamo lamagac baxay Badbaadada Gobolka Hiiraan oo caawa la wareegay magaalada Beledweyne
Axad: August 22, 2021 Wararka ka imaanaya caawa B/weyne ayaa sheegaya in Ciidamo lamagac baxay Badbaadada Gobolka Hiiraan...
Golaha Wadatashiga Qaran oo war-murtiyeed kasoo saaray shir labadii maalmood
Axad: August 22, 2021 Golaha Wadatashiga Qaran ayaa war-murtiyeed kasoo saaray shir labadii maalmood ee u dambeeyay uga...
Madaxweynaha Somaliland oo la kulmay Guddoonka Golaha Wakiilada
Moqdisho,August 22, 2021 —Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, waxa uu qasriga madaxtooyada kulan kula qaatay shir guddoonka golaha wakiillad...
Mareykanka oo ka digey in Daacish weerar ka geysato Kabul
Moqdisho,August 22, 2021 —Mareykanka ayaa ugga digey muwaadiniintiisa iney ka fogaadan garoonka diyaaradaha ee Kabul, maadaama ay jiraan dareen...
Guddiga loo saaray baaritaanka dhacdadii Golweyn oo la kulmay Taliska Ciidamada AMISOM
Moqdisho,August 22, 2021 —Guddigii Wasiirada ee uu Ra’isul wasaarahha Xukuumadda u xilsaaray baarista falkii ciidamo ka tirsan Amisom ay...
Galmudug oo ku dhawaaqday in Gobolka Mudug laga saarayo Al-Shabaab
Moqdisho,August 22, 2021 —Duqa Degmada Gaalkacyo ee Maamulka Galmudug Cabdiraxamaan Sheekh Xasan ayaa ka hadlay dagaalada iyo howlgalladii ugu...
Soomaaliya oo ka qeyb galaysa bandhigga caalamiga ah ee todobaadka tamarka Afrika
Moqdisho,August 22, 2021 —Wasiirka Wasaaradda Bartoolka Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdirashiid Maxamed Axmed ayaa waxaa la filayaa in magaalada Cape Town...