Madaxweynaha Jubbaland oo kulan la qaatay ku xigeenka wakiilka Qaramada Soomaaliya
Talaado:August 24, 2021 Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta kulan la qaatay ku xigeenka wakiilka Qaramada Midoobay...
Afhayeenka Talibaan oouga digay Mareykanka iyo Nato in ay sii joogaan Kabul
Talaado:August 24, 2021 Taalibaan ayaa ka digtay inuu jiri doono “cawaaqib” haddii Mareykanka iyo xulafadiisa ay baaqi kusii...
Ciidamada Galmudug oo dib u qabsaday magaalada Camaara ee Gobolka Mudug
Talaado:August 24, 2021 Ciidamada dawladda Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedka Galmudug ayaa dib u qabsaday duhurnimadii maanta magaalada...
Xiriirka Masar oo sheegay in Liverpool ay diiday inay u oggolaato Maxamed Saalax inuu qarankiisa u ciyaaro
Talaado:August 24, 2021 Xiriirka Kubadda Cagta Masar ayaa sheegay in Liverpool ay diiday inay u oggolaato Maxamed Saalax...
Madaxda CIA oo Isniintii kulan qarsoodi ah Kabul kula yeeshay hogaamiyaha Taalibaan
Talaado:August 24, 2021 Wargeyska Washington Post ayaa ku waramaya in agaasimaha laanta sirdoonka Mareykanka ee CIA William Burns...
garabka Cabdi Xaashi oo shaaciyey mowqifkooda ku aadan habraacyada doorashada
Talaado: August 24, 2021 Golaha Siyaasiyiinta Somaliland ee uu hogaamiyo Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa shaaciyey mowqifkooda ku aadan...
Falastiin oo sheegtay in rabashado ka dhacay daanta galbeed ay ku geeriyoodeen 6 ruux
Talaado: August 24, 2021 Ciidamada Yahuuda ayaa dilay dad rayid ah magaalada Daanta galbeed ee dhulka ay xooga...
wadamada G7 oo kulan deg deg ah ka yeelanayna xaaladda ka taagan Afghanistan.
Talaado: August 24, 2021 madaxda wadamada ku jira ururka G7 la yiraahdo ayaa maanta kulan gaar ah oo...
Ciidanka ilaalada xeebaha Tunuusiya oo soo qab qabtay 300 Tahriibeyaal ah
Talaado: August 24, 2021 Ciidanka ilaalada xeebaha Tunuusiya ayaa soo qab qabtay 11 kooxood oo Tahriibeyaal ah kuwaas...
Madaxa xuquuqda aadanaha oo ku boorrisay Taalibaan inay xushmeeyaan xuquuqda haweenka
Talaado: August 24, 2021 Madaxa xuquuqda aadanaha ee Qaramada Midoobey, Michelle Bachelet, ayaa ku boorrisay Taalibaan inay xushmeeyaan...