Kooxaha Liverpool iyo Chelsea oo ku hishiiyay bar bar dhac Xili Cayaar adag dhex martay iyo Man City oo kutumatay Arsenal.
Axad: August 29, 2021 Ka dib ciyaar laba qeyb aheyd , Liverpool iyo Chelsea ayaa ku hishiiyay bar...
Q.midoobay oo ka codsatay xildhibaannada Itoobiya in ay ka diidaan Abiy Ahmed in Urur agagixiso loo aqoonsado TPLF
Axad: August 29, 2021 Xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ka coday xildhibaannada cusub ee Itoobiya in...
Ku dhawaad 40 qof oo Soomaali ah oo ku xaniban inta u dhaxeysa dalalka Belarus iyo Lithuania
Axad: August 29, 2021 Ku dhawaad 40 qof oo Soomaali ah ayaa ku xaniban inta u dhaxeysa dalalka...
Sanbaloolshe “ Wada-hadalka waxaa lagu baajiyay in dhiig lagu daadiyo Baladweyne
Axad: August 29, 2021 Taliyihii hore ee hay’adda nabad sugida iyo sirdoonka qaranka Soomaaliyeed, Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali...
Ganacsiga Soomaalida oo magaalada Nairobi ee dalka Kenya ka dhisaya dhismooyin Casri ah
Axad: August 29, 2021 Ganacsiga Soomaalida, gaar ahaana kan guryaha ayaa beriyihii lasoo dhaafay kusii fidayay degmooyinka kala...
Ciidamada ammaanka degmada Yaaqshiid oo Xalay Dilay nin hubeysan.
Axad: August 29, 2021 Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Xaafada Cali turcaaye ee degmada Yaaqshiid...
Ciidan ka tirsan Puntland oo Garoowe ku toogtay wiil dhalinyaro ah oo ku shaqeysanayay Mooto Bajaaj.
Axad: August 29, 2021 Ciidan ka tirsan Puntland ayaa magaalada Garoowe ku toogtay wiil dhalinyaro ah oo ku shaqeysanayay...
Dagaal ka dhacay degmada Qansax dheere ee Gobolka Bay iyo qasaare ka dhashay.
. Axad: August 29, 2021 Wararka ka imaanaya degmada Qansax dheere ee Gobolka Baay ayaa sheegaya in dagaal...
Muran ka dhashay dikreeto Xilka looga qaaday Taliyaha Ciidanka Ilaalada Wadooyinka Punland
. Axad: August 29, 2021 Muran ayaa ka taagan dikreeto ka soo baxday Taliyaha Booliiska Puntland, Gen. Cabdi...
Booliiska Puntland oo Gaalkacyo ku qabtay gaari laga soo xaday degmada Galdogob ee Gobolka Mudug.
Axad: August 29, 2021 Ciidanka Booliiska Puntland, ayaa xalay magaalada Gaalkacyo ku qabtay gaari laga soo xaday degmada...