Hanti-dhowrka Qaranka oo Sharci Daro ku tilmaamay iibinta Tiyaatarka Qaranka Warbixinka ka soo saaray
Arbaco: September 1, 2021 Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka oo maalmihii u dambeeyay ku jiray hubinta iyo xaqiijinta...
FAO & Dowladda Soomaaliya oo bilaabay xog ururin ku saabsan wax soo saarka beeraha
Moqdisho,September 1, 2021 —Hey’adda FAO iyo Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa bilaabay wada-hadaladii ugu horreeyay ee loogu diyaargaroobo Shir-weynaha...
Kulan looga hadlayay Amniga doorashooyinka oo lagu qabtay Jowhar
Moqdisho,September 1, 2021 —Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlawe Xuseen ayaa shir gudoomiyay kulanka guud ee amniga Dowlad Goboleedka...
Duqa Muqdisho oo dib u furay waddo sababo amni u xirneyd
Moqdisho,September 1, 2021 —Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa howla kormeer...
Guddiga Doorashooyinka Hir-Shabeelle oo ku dhawaaqay qabashada doorashada
Moqdisho,September 1, 2021 —Guddiga doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed ee Hir-Sbabeelle ayaa Maanta oo Arbaco ah waxaa ay kulan Magaalada...
Cumar Filish oo sheegay in la xirayo Goob kasta oo Bishimaha lagu weeyneynayo
Moqdisho,September 1, 2021 —Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxsmed Filish ayaa sheegay in uu soo...
Tigray oo bililiqeystay gagaar uu Maraykanka u waday gobolka Amxaarada
Moqdisho,September 1, 2021 —Ciidamo ka socda gobolka Tigray ee Itoobiya ayaa bililiqeystay gargaar bani’aadamnimada ee dowladda Mareykanka ugu tala...
Waddo muhiim u ah Muqdisho oo maanta dib loo furay kadib muddo ay xirneyd
Arbaco: September 1, 2021 Waxaa maanta dib loo furay waddada Kuliyada oo muddooyinkii lasoo dhaafay u xirneyd sababo...
dagaalyahannada Taalibaan oo wata qalab milateri oo ay ciidammada Mareykanka kaga tageen Kabul
Arbaco: September 1, 2021 Waxaa soo baxay sawirro muujinaya dagaalyahannada Taalibaan oo wata qalab milateri oo ay ciidammada Mareykanka...
Ciidanka Minishiibiyada Xamar oo bur-buriyay Goobo ganacsi
Arbaco: September 1, 2021 Ciidanka Minishibiyada Gobolka Banaadir ayaa Maanta waxay burburiyeen goobo ganacsi oo kuyaalla degmada Xamar-weyne...