Maxaabiis ku geeriyootay dab kacay xabsi ku yaalla Indonesia
Muqdisho | September 08, 2021:Ugu yaraan 40 maxbuus oo ku jiray xabsi ku yaal dalka Indonesia ayaa dhintay...
Ciidamo ka tirsan NISA oo howlgal ka fuliyay Gobolka Galgaduud
Muqdisho | September 08, 2021:-Ciidamada Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa waxaa ay howlgallo kala duwan saacadihii la soo...
Al-shabab oo sheegtay ninkii isku Qarxiyay Camaar in uu ahaa Kenyan
Arbaco: September 8, 2021 Usbuuco kadib Al-shabaab ayaa shaacisay magaca Deegaanka iyo dhalashadiisa ninkii fuliyey weerarkii is-miidaaminta ahaa...
Madaxweynaha Puntland oo Maanta tegay Gaalkacyo
Muqdisho | September 08, 2021:-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Maanta gaaray Waqooyiga Magaalad Gaalkacyo, ee...
Maxabiis ku geeriyootay dab kacay xabsi ku yaalla Indonesia
Arbaco: September 8, 2021 Ugu yaraan 41 qof ayaa ku dhimatay 70 kalena dhaawacyo ayaa kasoo gaaray markii...
Muqdisho oo Ciidamo la Ciir Ciiraysa iyo NISA lagu arkay agagaarka Wadooyinka Muqdisho
Arbaco: September 8, 2021 Xaalada magalada Muqdisho oo aad u kacsan saacadihii la soo dhaafay, waxaana laga dareemayaa...
Taliyihii sharci darada ku magacaabay farmaajo oo la wareegay Xilka hay’adda nabad sugida
Arbaco: September 8, 2021 Taliyaha uu sida KMG ah xalay madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ugu magacaabay hay’adda nabad...
Waa kuma Raisal Wasaraha xukuumadda cusub ee Taliban?
Arbaco: September 8, 2021 Hoggaamiyaha dowladda cusub ee kooxda Taliban ay soo dhistay Maxamed Xasan Akhund, waxuu muddo...
Taabid Cabdi Maxamed oo sheegay in wareegtadii Farmajo ay tahay mid lagu hor istaagi rabo baarista kiiska IkraanTahliil
Arbaco: September 8, 2021 Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir ahaana Duqii Muqdisho ayaa sheegay in Dulucda wareegtadii magacaabista...
Ciidamo ka tirsan Booliska Galmudug oo Rag hubeysan ku dilay duleedka Caabudwaaq ee Galgaduud
Arbaco: September 8, 2021 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Israsaaseyn daqiiqado kooban socotay oo Ciidamo ka...