Booliska Britain oo sheegay inay baarayaan dab lagu qabadsiiyay masaajid
Axad: September 12, 2021 Booliska Britain ayaa sheegay inay baarayaan fal dambiyeed dab lagu qabadsiiyay masaajid ku yaalla...
Shirkii Rooble iyo Farmaajo oo lagu kala Dareeray kadib markii Ikraan tahliil la diiday cadaalad Hesho.
Axad: September 12, 2021 sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho, kulamo ay lahaayeen dhinacyada dowlada Federaalka...
Xildhibaan lagu toogtay Laascaanood
Muqdisho |sabti: September 11, 2021–Xildhibaan Cabdirisaaq Cardoofe oo kamid ahaa Golaha deegaanka ee degmada ayaa hadda lagu dilay...
In ka badan 100 qof oo laga cudurka Karoonaha Soomaaliya saacaddihii ugu dambeeyay
Muqdisho |sabti: September 11, 2021–In ka badan 100 ayaa laga helay cudurka Karoonaha 24-kii saac ee lasoo dhaafay...
Mareykanka oo laga xusay 20-guurada weeraradii argagixiso ee September 11
Muqdisho |sabti: September 11, 2021–Dadka iyo Dowladda Mareykanka ayaa xusaya 20-sano guuradii ka soo wareegtay weeraradii argagixiso ee...
Madaxweynaha Somaliland oo xilka ka qaaday 9 Mas’uul kuwa kalena magacaabay
Muqdisho |sabti: September 11, 2021–Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne waxaa uu uu Xilka...
Danjire Cawaale Cali Kullane” Soomaaliya waxa ay u baahan tahay in hishiis dhanka beeraha ah la saxiixato dalka Shiinaha”
Muqdisho |sabti: September 11, 2021–Danjire Cawaale Cali Kullane safiirka Soomaaliya ee Shiinaha ayaa hadalkan ka sheegay mar uu...
Kulan u dhaxeeya Farmaajo iyo Rooble oo ka furmay Madaxtooyada
Muqdisho |sabti: September 11, 2021–Waxaa tan iyo shalay deggan xaaladda siyaasadeed ee Muqdisho, kadib dedaallo dhexdhexaadin ah oo...
Madaxdii Ahlusunna ee dagaalka looga saaray Dhuusamareeb oo dib u soo laabtay
sabti: September 11, 2021 Waxaa maanta magaalada Guriceel gaaray Sheekh Maxamed Shaakir, madaxii xukuumadii hore ee Galmudug, sidoo...
Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaanka Soomaaliya oo Xilka la wareegay.
sabti: September 11, 2021 Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka Mudane Cabdisaciid Muuse Cali oo dhawaan Madaxweynaha Jamhuuriyaddu uu...