Xildhibaano iyo siyaasiyiin jawaab deg deg ah ka bixiyey wareegtadii Farmaajo
Khamiis: September 16, 2021 Siyaasiyiin ay kamid yihiin Axmed Macalin Fiqi, Mahad Salaad, Cabdisaabir Shuuriye iyo Cabdiraxmaan Odowaa...
Kooxda Xasaradaha Adduunka oo Farmaajo uga digtay inuu qaado tallaabo carqalad ku ah Doorashada
Muqdisho | September 16, 2021–Kooxda Xasaradaha Adduunka ee Crisis Group ayaa warbixin ay soo saareen waxaa ay kaga...
Somaliland oo Guddi u saartay dilalka soo noq noqda ee Gobolka Sool
Muqdisho | September 16, 2021–Fadhigii 79aad ee Golaha Wasiirrada Sonmaliland oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse...
RW Rooble oo Siyaasiyiinta Gobolada Waqooyi kala hadlay Arrimaha doorashooyinka
Muqdisho | September 16, 2021–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Guddodomiyaha Aqalka...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Wakiilada Beesha Caalamka kala hadlay Arrimaha doorashooyinka
Muqdisho | September 16, 2021–Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo...
Weerar lagu dilay Askar ka tirsan Ciidamada liyuu Boolis
Muqdisho | September 16, 2021–Ciidama ka tirsan kuwa Nabad ilaalinta Deegaanka ee liyuu Boolis oo gaaraya ilaa Afar...
Hoggaamiyihii Kooxda Daacishta Waqooyiga Afrika oo la dilay
Muqdisho | September 16, 2021–Hoggaamiyahaasi oo lagu magacaabi jirey Cadnaan C/Waliid Al-saxraawi ayaa la sheegay in ciiddan u...
Sarkaal Soomaali Kenyan ah oo lagu afduubtay Magaalada Nairobi
Muqdisho | September 16, 2021–Sarkaal Booliis ah oo asalkiisu yahay Soomaali Kenyan ayaa kooxo aan heebtooda la garaneyn...
Warbahinta Qaranka oo aan lagu daabicin Hakinta farmaajo uu ku hakiyay shaqada Rooble.
khamiis: September 16, 2021 Warbaahinta Qaranka iyo TVga Qaranka ayaan lagu daabicin warbixin goor dhawayd ka soo baxday...
Faysal Cali Waraabe “Muuse Biixi waxa uu noqonayaa madaxweynihi ugu horeeyay ee aan codsan kordhis
khamiis: September 16, 2021 Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID Faysal Cali Waraabe, oo kasoo laabtay safar uu...