QM oo caddeysay in xariggii Weriye Abuuja uu ahaa xadgudub ka dhan ah xeerarka caalamiga ah
Muqdisho | September 17, 2021–Weriye Abuuja, oo ah difaacea xuquuqda aadanaha Soomaaliyeed, suxufi, iyo tifaftiraha Radio Hiigsi, ayaa...
Dowladda Jabuuti oo shaacisay sababta Fahad Yaasiin u xanibtay
Muqdisho | September 17, 2021–Ilo-wareedyo ka tirsan laamaha amniga Soomaaliya oo diiday in magacooda la sheego ayaa idaacadda...
Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo ka hadlay geerida Wasiiru dowlihii Wasaaradda Warfaafinta
Muqdisho | September 17, 2021–Madaxweynaha Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa tacsi u diray eheladii, qaraabadii, qoyskii iyo Shacbiga ...
Duqeyn ka dhacday Magaalada Kabul
Muqdisho | September 17, 2021–Dhowr Hoobiye ayaa waxay ku habsadeen Deegaanka Khayr Khaana ee Waqooyi Galbeed ee caasimada...
Wasiir ka tirsanaa Maamulka Hir-Shabeelle oo muqdisho ku geeriyooday
Muqdisho | September 17, 2021–Alle ha u Naxariistee waxaa Maanta Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Wasiiru dowlihii Wasaaradda Warfaafinta...
Diyaaraddii (flight number ahaa TK686) oo uu saarnaa Fahad Yaasiin oo dib ugu laabatay Turkiga
Jimco: September 17, 2021 Wararka ka imaanaya jabuuti ayaa sheegaya ku dhawaad 10 saac kadib ay dib ugu...
Dowlada Somaliya oo sheegtay in Jabuuti ay xirtay agaasimihii hore ee hay’adda Sirdoonka Soomaaliya Fahad Yaasiin
Jimco: September 17, 2021 Xafiiska madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in dowladda Jabuuti ay xirtay agaasimihii hore ee hay’adda...
Maamulka Gobolka Mudug oo mar kale ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab
Jimco: September 17, 2021 Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa sheegay in dadka ku nool...
Wasiir ka tirsanaa Maamulka Hir-Shabeelle oo muqdisho ku geeriyooday.
Jimco: September 17, 2021 Alle ha u Naxariistee waxaa Maanta Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Wasiir Dowlaha Wasarada Warfaafinta...
Faransiiska iyo M. Yurub oo ka carooday heshiis ay galeen US, UK iyo Australia
Jimco: September 17, 2021 Go’aanka madaxweynaha Maraykanka Joe Biden uu xulufo dhinaca istaraatiijiyadda ah kula sameystay labadda waddan...