Hirshabelle oo mar kale maanta ka dhacayso doorashadii kuraasta hartay ee xubnaha aqalka sare
Sabti: September 18, 2021 Wararka ka imaanaya saakaya Magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle ayaa sheegaya in ay...
Madaxweynihii hore ee Aljeeriya Abdelaziz Bouteflika oo geeriyooday
Sabti: September 18, 2021 Madaxweynihii hore ee Aljeeriya, Abdelaziz Bouteflika, ayaa geeriyooday kadib markii uu muddo dheer xanuunsanaa...
Wasaarada Ammniga oo Ciidamo dheeraad ah gaysay Garoonka Muqdisho iyo Ciidamo ka amar qaata Villa Somaliya
Sabti: September 18, 2021 Wararka ka imaanaya aaga garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saakay lagu arkayay...
Jarmalka oo gacanta ku dhigay afar ruux oo weeraro ka fulin rabay magaalada Sunagog ee dalkaasi
Sabti: September 18, 2021 Booliiska dalka Jarmalka ayaa gacanta ku dhigay afar ruux oo eedeysan in ay weeraro...
Muddaharaad xooggan oo rabshado wata xalay ka dhacay magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool.
Sabti: September 18, 2021 Muddaharaad xooggan oo rabshado wata ayaa xalay ka dhacay magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka...
Dalka Faransiiska oo kala baxay danjireyaashii u fadhiyay waddamada Australia iyo Mareykanka
Sabti: September 18, 2021 Faransiiska ayaa qaaday tallaabo aan horey loo arag oo ah in uu u yeertay...
Dowlada Mareykanka oo qirtay in dad aan waxba galabsan uu ku laayay Kabuul
Sabti: September 18, 2021 Mareykanka ayaa haatan qirtay in duqeyn dhanka cirka ah oo ka dhacday magaalada Kaabuul...
Mareykanka oo ugu baaqday Farmaajo iyo ra’iisul wasaare Rooble inay deg deg u xaliyaan khilaafka
Sabti: September 18, 2021 Dowladda Mareykanka ayaa ugu baaqday madaxweyne Farmaajo iyo ra’iisul wasaare Rooble inay deg deg...
Bulshada Caalamka oo madaxda Somalia ugu baaqay in khilaafka la dhammeeyo
Jimco: September 17, 2021 War-saxaafadeed ay si wada jir ah u soo saareen UNSOM, IGAD iyo dalalka ku...
Dowladda Jabuuti oo shaacisay in diyaaradii uu saarnaa Fahad Yaasiin dib ugu celiyeen Turkiga
Muqdisho | September 17, 2021–Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibadda Jabuuti Maxamed Cali Yuusuf ayaa sheegay in dhmaan rakaabkii saarnaa...