doorashadii Aqalka Sare ee xalay ka baaqatay Magaalada Jowhar oo saakay dhacayso.
Axad: September 19, 2021 Kadib buuqii ka dhashay xalay doorashadii Aqalka Sare ee xalay ka dhacday Magaalada Jowhar...
Puntland oo sheegtay in Garoowe lagu xallinayo khilaafka u dhexeeya Farmaajo iyo Rooble.
Axad: September 19, 2021 Xukuumadda Puntland ayaa markii u horraysay sheegtay in Garoowe lagu xallinayo khilaafka u dhexeeya...
Booliska Canada oo xiray rag ku eedeysan dilka wiil Soomaali ah
Axad: September 19, 2021 Booliska magaalada Winnipeg ee dalka Canada ayaa xiray laba eedeysane oo lala xiriirinayo dilka...
James Swan oo Xaaladda Soomaaliya uga Warbixiyay Golaha Ammaanka ee QM
Sabti: September 18, 2021 Wakiilka Xogahaya Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa xubnaha Golaha Amniga...
Maamulka Hirshabelle oo sheegay inay dib u dhigtay doorashada kursi cabasho laga keenay
Guddiga Maamulka Doorshada Heer Dawlad Goboleed ee Hirshabeelle ayaa sheegay in uusan jirin qodob kamid ah habraacyada doorashooyinka...
diyaaradda Turkish Airlines oo ka soo dagtay Muqdisho iyo Fahad oo aan la socon.
Sabti: September 18, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saaka garoonka caalamiga ah ee diyaaradaha...
Dhimasho ka dhalatay Qarax ka dhacay Afghanistan
Muqdisho | September 18, 2021–Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhimatay 19 kalena waa ay ku dhaawacmeen qaraxyo...
Rooble oo gudoomiyay Shirka tiirka dhaqaalaha
Muqdisho | September 18, 2021–Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shirka tiirka dhaqaalaha ayaa Xafiiska...
Madaxweynaha Somaliland oo Magacaabis sameeyay
Muqdisho | September 18, 2021–Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-715/092021...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la kulmay guddiga xaqiijinta haweenka
Muqdisho | September 18, 2021–Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Guddiga xaqiijinta...