Wasiirka Amniga ‘’ Qoyska Ikraan waa ay dhigan karaan bannaanbax nabadeed ‘’
Muqdisho | September 21, 2021–Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay...
Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee SJS oo tababar ka furay Kismaayo
Muqdisho | September 21, 2021–Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee Somali Journalists Syndicate – SJS ayaa qeybtii 3aad ee tababarka...
Ciidamo fara badan oo lagu arkaya waddooyinka Suudaan ee Khartoum iyo magaalada Omdurman
Talaado: September 21, 2021 Ciidamo fara badan ayaa lagu arkaya waddooyinka caasimadda Suudaan ee Khartoum iyo magaalada Omdurman...
Ra’iisul Wasaaraha Canada Justin Trudeau oo ku guuleystay doorashada guud ee ka dhacday dalkaas.
Talaado: September 21, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Canada Justin Trudeau ayaa ku guuleystay doorashada guud ee ka dhacday dalkaas....
Madaxweyaha waqtiga ka dhamaaday Farmaajo oo warqadaha qoonsiga ka guddoomay safiiro cusub
Talaado: September 21, 2021 Wararka ka imaanaya Villa Somaliya ayaa sheegaya in Madaxweynaha Waqtigiisa Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu...
Maxkamada midawga Yurub oo Rushka ku heshay inay mas’uul ka ahayd dilka nin sirdoon ahaa oo la sumeeyay
Talaado:September 21, 2021 Maxkamada midawga Yurub ayaa dawlada Rushka ku heshay inay mas’uul ka ahayd dilka nin sirdoon...
Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka oo la kulmay Ergayga QM ee Soomaaliya James Swan
Talaado:September 21, 2021 Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta doorashooyinka Heer Federaal ee Soomaaliya Maxamed Xasan Maxamed Cirro ayaa markale kulan...
Xarunta Madaxtooyada oo ka socdan kulamo lagu dhex-dhexaadinayo Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Rooble.
Talaado:September 21, 2021 Waxaa weli Xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia ka socda kulamo lagu dhex-dhexaadinayo Madaxweynaha muddo xileedkiisa...
Mahdi Guuleed iyo Cabdi Xaashi oo soo saaray liiska Musharaxiinta Aqalka Sare Rooble ku wareejiyay
Talaado:September 21, 2021 Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka, Mahdi Guuleed iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS, Cabdi Xaashi ayaa...
Maraykanka oo digniin u diray Farmaajo iyo Rooble
Talaado: September 21, 202 Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in ay lama huraan tahay in si degdeg ah loo...