Qof kale oo loo xiray dacwad dil ah oo ku saabsan dilka wiil 18 jir ah la toorriyeeyay dalka UK .
Axad: September 26, 2021 Qof kale oo ah ruuxii lixaad ayaa lagu soo oogay dacwad dil ah oo...
Madaxweynihii hore ee dalka Nigeria Obasanjo oo ku soo wajahan Muqdisho
Axad: September 26, 2021 Madaxweynihii hore ee dalka Nigeria Olusegun Obasanjo iyo wafdi ballaran ayaa maanta soogaraya magaallada...
Xiisad dagaal iyo hub Urursi ka socda Xananbuurre oo ka tirsan Gobolka Galgaduud.
Axad: September 26, 2021 Wararka ka imaanaya Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Xiisad dagaal iyo hub urursi u...
Diyaaradaha dagaalka dowladda Kenya oo xalay duqaymo culus ka fuliyay degaanno ka tirsan Gobolka Gedo
Axad: September 26, 2021 Diyaaradaha dagaalka dowladda Kenya ayaa xalay duqaymo culus ka fuliyay degaanno ka tirsan Gobolka...
Britain oo raadineysa kumannaan qof oo laga doonayo inay leeyihiin xirfado gaar ah
Axad: September 26, 2021 Ilaa 10,500 oo ajaanib ah oo isugu jira darwaliinta gawaarida xamuulka ah iyo shaqaalaha...
Xubno ka tirsan Xisbiga ugu awooda badan Tunusia oo Is-casilay
Sabti: September 25, 2021 In ka badan 100 xubnood oo caan ah oo ka tirsan xisbiga Ennahdha ee...
Qaramada Midoobey oo cambaareysay weerarkii Ceelgaabta ee Muqdisho
Sabti: September 25, 2021 Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa cambaareeeyay weerarkii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Waxaa...
Madaxweynaha Puntland oo sheegay in Dalka uu Mas’uul ka yahay Ra’iisul Wasaare Rooble Daawo
Sabti: September 25, 2021 Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday farmaajo in uu...
Wasiirkii Amniga oo ka hadlay Qarixii Ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Isgooska Ceelgaabta
Sabti: September 25, 2021 War qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska Wasiirkii Amniga Gudaha ayaa looga hadlay Qarixii...