waxaa goor dhow Muqdisho ku geeriyooday majaajiliistihii caanka ahaa ee Ajakis
Isniin: September 27, 2021 Waxaa magaalada Muqdisho goor dhawayd ispitaal ku yaala ku geeriyooday Allaha u naxariistee majaajiliistihii...
Rooble oo oo xafiiskiisa kula kulmay xubnaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka
Isniin: September 27, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa kula kulmay xubnaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka...
Daalibaan oo ka mamnuucday goobaha lagu jarto timaha in dadka ay garka u gaabiyaan ama ay ka xiiraan
. Isniin: September 27, 2021 Kooxda Daalibaan ayaa ka mamnuucday goobaha lagu jarto timaha ee gobolka Helmand in...
Wasiirka Qorshaynta Jamaal oo ku eedeeyay Madaxda Puntland in ay kala hadlaan marka ay soo wacaan arimo Jufo iyo Reero Daawo.
Isniin: September 27, 2021 Wasiirka Qorshaynta xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Jamaal Maxamed Xasan oo xalay su’aalo lagu weydiiyay kulan...
Guddiga hirgelinta doorashooyinka Gobolada Waqooyi oo dib u dhigay doorashada xubnaha Aqalka Sare
Isniin: September 27, 2021 Qoraal ka soo baxay guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Somaliland ayaa lagu shaaciyey in dib...
Sudan oo sheegay in ay iska caabiyeen isku day ay ciidamada Ethiopia kusoo galeen xuduudda kala qeybisa labada dal.
isniin: September 27, 2021 Militariga Sudan ayaa sheegay in ay iska caabiyeen isku day ay ciidamada Ethiopia kusoo...
Al-shabaab oo Gobolka Lamu ee waddanka Kenya, Qarax Qasaare gaystay kula eegatay ciidamo ka tirsan Kenya
isniin: September 27, 2021 Wararka ka imaanaya Gobolka Lamu ee waddanka Kenya, ayaa sheegaya in halkaas qarax culus...
Fahad Yaasiin oo la wareegay xilkii lataliyaha amniga oo uu u magacaabay Farmaajo.
Axad: September 26, 2021 Agaasimii hore ee Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir...
Madaxweynaha Puntland oo la kulmay wakiilka Qaramada Midoobay ee Somaliya
Axad: September 26, 2021 Waxaa maanta booqasho noogu yimi ergayga qaramada midoobey ee Soomaaliya James Swan iyo wafdi...
Dadka reer Jarmal oo natiijada hordhaca u doortey Scholz inuu noqdo Ra’iisal wasaaraha dalkaasi
Axad: September 26, 2021 Hoggaamiyaha bidix dhexe ee, Olaf Scholz, ayaa u sheegay taageerayaal tiro badan oo sacbinayey,...