Wasiirka Duulista Hawada oo la kulmay Safiirka Kenya ee Somaliya kalana hadlay safarada Nairobi iyo Muqdisho
Arbaco: September 29, 2021 Waxaa magaalada Muqdisho ku kulmay Wasiirka Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Duraan Axmed Faarax...
Cali yare “ Rooble kama hadlin Duqaymaha Ciidamada kenya ka gestan Gobolka Gedo marka uu ka hadlayo ikraan Tahliil
Arbaco: September 29, 2021 Gudoomiye ku-xigeenka amniga Gobolka banaadir Cali jeeb ku jiray ayaa soo dhigay Bartiisa Facebook...
Galmudug iyo Hir-shabelle oo isku heesta bar Koontarol oo lagu qaado Canshuurta ee Degmada Matabaan
Arbaco: September 29, 2021 Wararka ka imaanaya Gobolka degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaas ay...
Diyaaradaha Ciidamada Kenya oo saakay Mar kale Duqeeyay degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo.
Arbaco: September 29, 2021 Wararka ka imaanaya saakay Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Ciidamada Kenya ay mar kale...
Musharxiinta ku kuraasta aqalka sare ee Somaliland oo goor dhaw bilaaban doonta
Arbaco: September 29, 2021 Magaalada Muqdisho gaar ahaan Teendhada afisiyooni waxaa lagu wadaa in ay ka dhacdo manta...
Axmed Madoobe oo sheegay in Rooble uusan qabin karin doorasho inta farmaajo uu joogo Villa Soomaaliya.
Arbaco: September 29, 2021 Kulan shalay ka dhacay magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka hadlay Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed...
Madaxwynaha Puntland oo Magalada Garowe kula kulmay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya
Talaado: September 28, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ayaa sheegaya in Madaxwynaha Maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi...
Haweenkii garsoorayaasha ka ahaa Afghaanistaan oo noloshooda halis ku jirto
Talaado: September 28, 2021 Haweenka reer Afgaanistaan, ee garsoore ka soo noqday xukuumaddii hore, ayaa BBC-da u sheegay...
Taliban oo sheegay inay cagta mariyeen saldhigyo ay dalkaas ku lahaayeen ururka Daacish
Talaado: September 28, 2021 Hogaanka ururka Taliban ayaa sheegay inay cagta mariyeen saldhigyo ay dalkaas ku lahaayeen ururka...
Golaha Hogaaminta beelaha Habargidir oo ka digay Colaad ay Hurinayaan fahad Yaasiin iyo farmaajo, Daawo
Talaado: September 28, 2021 Waxaa magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay Golaha Hogaaminta beelaha Habargidir, waxayna ka hadleen xaalada...