War deg deg ah: Ciidamada Ahlu Sunna oo la wareegay gacan ku heynta deegaanka Ceeldheere
Sabti: October 2, 2021 Waxaa goor dhawayd Ciidamada Ahlusuna ay la wareegeen Deegaan Muhiim u ah isku socoda...
Taliyaha Ciidamada Booliiska Harammcad farxaan Qaroole oo Wacad ku maray in uu Cagta marin Doono Burcad Diimeedka Ahlusuna
Sabti: October 2, 2021 Taliyaha Ciidamada Booliiska Gobolka banaadir ahna taliyaha Ciidamada Haramcad ayaa hanjabaad hawada u Mariyay...
Wasiir Beyle “ Waxaa jirtay maalin aan iri sagxaddaan taaganahay oo aan dad Soomaaliyeed la hadlayey oo aan caloosheyda u soo xaaray
Sabti: October 2, 2021 Wasiirka wasaaradda maaliyadda Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle oo shir jaraa’id u qabtay wariyeyaasha...
Ciidamada Booliska Somaliland oo sheegay in dadka Konfurta Somaliya ka imaado iyo Itobiyanka ay isku Xuquuqyihiin ajnabi.
Sabti: October 2, 2021 Maamulka Somaliland gaar ahaan Ciidamada Booliska Somaliland ayaa xalay ka sameeyeen qeybo ka mid...
Puntland oo gacanta ku dhigay Askari Dil iyo dhaawac geystay.
Sabti: October 2, 2021 Askari ka tirsan Ciidanka Maamulka Puntland ayaa fal isugu jiray dil iyo dhaawac dad...
Ciidamada Gor Gor iyo Kuwa Haramcad oo saakay mar kale loo qaaday Dhuusamareeb.
Sabti: October 2, 2021 Wararka ka imaanaya garoonka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saakay mar kale Ciidamo gaaraya...
Qadar “ Taalibaan annaga hanaga barato sida loogu dhaqmo shareecada Islaamka
Sabti: October 2, 2021 Qadar ayaa door muhiim ah ka cayaartay in wada hadal lala bilaabo Taaliban. balse...
Sheekh Maxamed Shaakir “ Galmudug waxay Noqotay in Xil laga qaato oo lala wareego, anaga waa u Qidmaynaynaa shabaab ayaan ka saaraynaa
Sabti: October 2, 2021 Hogaamiyaha ahlusuna Sheekh Maxamed Shaakir oo la hadlayay BBC-da ayaa ka hadlay xaaladaha Gobolka...
Midowga Yurub oo hakiyay wadahadalladii ganacsiga ee ay la lahaayeen Dalka Australia
Sabti: October 2, 2021 Midowga Yurub ayaa hakiyay muddo aan la cayimin wadahadallo qorsheysnaa oo ay la yeelan...
Erdogan oo Mareykanka laba mid kala dooransiiyay kadib kulan ay yeesheen Vladimir Putin
Sabti: October 2, 2021 Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan ayaa sheegay xilli uu magaalada Sochi kulan kula lahaa Madaxweynaha...