Milateriga Kenya iyo oo billaabay inay gargaar cunto gaar siiyaan gobolka Waqooyi-bari Kenya
Sabti: October 9, 2021 Wararka ka imaanaya Kenya gaar ahaan waqooyi Bari ee Kenya ayaa sheegaya in halkaas...
Maraykanka iyo Kooxda Taalibaan oo shir uga furmayo magaalada Doha ee dalka Qatar
Sabti: October 9, 2021 Saraakiil sarsare oo Mareykan ah ayaa wadahadal toos ah la yeelanaya Sabtida maanta ah...
Khasaare ka dhashay rasaas lagu furay dad tahriibayaal ah oo ku jira xero ku taalla gudaha waddanka Liibiya.
Sabti: October 9, 2021 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay rasaas lagu furay dad...
Sacuudi carabiya oo u soo magacabay safiir cusub Jamhuuriyadda Soomaaliya
Sabti: October 9, 2021 Boqortooyada Sacuudi carabiya ayaa Axmed Bin Maxamed Al-Muwallad u soo magacowday safiirkeeda cusub ee...
Sarkaal Sare oo ka tirsanaa Ururka Al-Shabaab oo isku soo dhiibey Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed
Sabti: October 9, 2021 Sarkaal Sare oo ka tirsanaa Ururka Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibey Ciidanka Xoogga dalka...
Barnaamijka bakhtiyaa-nasiibka dal ku-galka Mareykanka oo dib loo furay
Sabti: October 9, 2021 Dowladda Mareykanka ayaa si rami ah u furtay barnaamijeeda bakhtiyaa-nasiibka ee fursadaha ku noolaasha...
Kooxda Dawladda Islaamka oo sheegtay Mas’uuliyada Qaraxii shalay Masjidka oo ay ku dhinten 70 qof
Sabti: October 9, 2021 Weerar ismiidaamin ah oo lagu qaaday masaajid ku yaal magaalada Kunduz ee dalka Afgaanistaan...
Dr Cabdiraxmaan Baadiyow “ khalad waye in Ahlu Sunna ay xoog ku qabsato Guriceel, ma ahan in Galmudug ay iyaduna dagaal xal u aragto.
Sabti: October 9, 2021 Guddoomiyihii hore ee guddiga qaban-qaabada shirka dib u heshiisiinta Galmudug, Dr. Cabdiraxmaan Cabdullahi Baadiyow ...
Cabdikhadar Iimaan oo loo doortay Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Jubbaland oo lagu midaysan yahay
Sabti: October 9, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Markii ugu horeysay halkaas lagu doortay...
Xuutiyiinta Yemen oo Xalay Weerar Gantaalo ah ku qaaday Garoon ku yaala dalka Sacuudiga
Sabti: October 9, 2021 Ugu yaraan 10 qof ayaa lagu dhaawacay weerar xalay lagu qaaday garoon diyaaradeed oo...