Midowga Murashaxiinta oo walaac ka muujiyay dib u dhaca doorashada
Isniin: October 11, 2021 Golaha Midowga Murashaxiinta ayaa war-saxaafadeed ay soo saareen ku sheegay inay welwel iyo walaac...
Ciidamo ka tirsan kuwa Daraawiishta Galmudug oo la xaliyay gadoodkii ay ka sameeyeen maalmo ka hor
. Isniin: October 11, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada galkacyo ayaa sheegaya in la xaliyay gadoodkii ay maalmo...
Ciidamada Ahlu Sunna oo isaga baxay saakay guud ahaan degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan
Isniin: October 11, 2021 Wararka ka imaanaya saakay gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saaka ciidamada Ahlu Sunna Waljamaaca...
Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Dowlada oo goor dhawayd ka bilaawday deegaanka Gubadley ee Duleedka Muqdisho
Isniin: October 11, 2021 Wararka ka imaanaya duleedka magaalada Muqdisho, gaar ahaan dhinaca deegaanka Gubadley ayaa sheegaya in...
Injineer dhanka nukliyeer ah oo ka tirsan ciidamada badda ee Mareykanka
Isniin: October 11, 2021 Injineer dhanka nukliyeer ah oo ka tirsan ciidamada badda ee Mareykanka iyo xaaskiisa ayaa...
Dagaal afka ah iyo dhoolatus milateri oo ay ku lug leeyihiin Azerbaijan, Turkey, Pakistan iyo Iran oo dhaliyey cabsi laga qabo
Isniin: October 11, 2021 Dagaal afka ah iyo dhoolatus milateri oo ay ku lug leeyihiin Azerbaijan, Turkey, Pakistan...
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska oo amartay in laga guuro dhulka war-laliska Radio Muqdisho
Isniin: October 11, 2021 Amar ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya ayaa lagu sheegay laguna...
Shiinaha oo laga cabsi qabo in uu Weerar ku qaado Dalka aan aqooonsiga heysan ee Taiwan
Isniin: October 11, 2021 Xiisadda ka dhex taagan Shiinaha iyo Taiwan ayaa mar kale meel adag gaartay, xilli...
Roobab mahiigaan ah oo ka da’ay Gobolka Bari
Isniin: October 11, 2021 Roobab mahiigaan ah aoo ka da’ay Gobolka Bari oo mowjado daad ah ku rogay...
Madaxweynaha maamulka HirShabelle oo wareegto uu soo saaray xilal ka qaadis ku sameeyey agaasimeyaal
Isniin: October 11, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in Madaxweynaha maamulka HirShabelle, Cali Cabdullaahi Xuseen...