War deg deg ah: Maxkamada ICJ oo Xukmisay in badda ay soomaaliya leedahay
Talaado: October 12, 2021 Waxaa goor dhawayd la Xukmiyay Dacwadii Bada kenya iyo Soomaaliya. Soomaaliya ayaa ku guuleysatay...
Toos: Go’aanka Maxkamadda ICJ ee kiiska Badda
Heeg|| QOL| October 12, 2021=Goordhow waxaa Magaalada Hagua ee dalka Holand ka bilaabatay dhageysiga Go’aanka Maxkamadda Cadaaladda Adduunka...
Puntland & Koonfur Galbeed oo ka wada hadlay xaaladda dadka la soo musaafuriyay
Muqdisho|| QOL| October 12, 2021=Ku-simaha Madaxweynaha Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta qaabilay Wafdi Wasiiro ah oo...
War deg deg ah: Ciidamo ka tirsan kuwa Kenya oo goor dhawayd lagu soo daadiyay Xaafada Somalida dagto ee Islii.
. Isniin: October 12, 2021 Waxaa goor dhawayd xaafada islii lagu arkay Ciidamo ka tirsan Kuwa Kenya oo...
Dowladda Somalia oo markale diiday qorsho lagu bedelayo howgalka AMISOM
Muqdisho|| QOL| October 12, 2021=Shalay ayaa Warbixin kasoo baxday Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika waxaa lagu...
Dadaal lagu xalinayo xiisad ka taagan Gaalkacyo oo billowday
Muqdisho|| QOL| October 12, 2021=Wasiirka Wasaarada warfaafinta Galmudug, Masuuliyiinta maamulka gobalka mudug iyo kuwa dagmada galkacyo ee galmudug...
Ciidamada Itoobiya oo weerarro ku ekeeyay aaggaga TPLF ee gobalkaTigray
Muqdisho|| QOL| October 12, 2021=Ciidamada dowladda Itoobiya iyo ciidamo kale oo huwan ah ayaa wada maalintii labaad weeraro...
MD Farmaajo Shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay u midoobaan xoojinta Dowladnimada
Muqdisho|| QOL| October 12, 2021=Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay munaasabadda...
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle oo lataliyaha Arimaha Dib u heshiisiinta Magacaabay
Talaado: october 12, 2021 Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Mudane Guulaawe Xuseen ayaa lataliyaha Arimaha Dib u heshiisiinta iyo Xalinta...
12-ka bisha Oktoobar waxay ku beeggan tahay sannad guuraddii 67-aad ee ka soo wareegtay markii ugu horaysay la soo bandhigay
Talaado: october 12, 2021 Maanta oo ah 12-ka bisha Oktoobar waxay ku beeggan tahay sannad guuraddii 67-aad ee...