Hir-Shabeelle “Xalkasto Waa Loo Raadinayaa Dagaalka Baladweyne”
Muqdisho | QOL | May 20, 2017 –—Maamulka Hir-shabeelle ayaa weli Wada qorsho uu ku joojinaayo dagaal beeleedyadii...
Agaasime Koofi oo la kulmay Safiirka Sweden
Muqdisho | QOL | May 20, 2017 –—Safiirka Soomaliya u fadhiya dalka Swedan Mikael Lindvall iyo Agaasimaha guud...
Mid Kamid Ah Wadamada Caalamka Oo Ciidamo U Soo Dirtay Somaaliya
Muqdisho | QOL | May 20, 2017 –—Ciidamo horeleh oo ka tirsan kuwa Midowga Afrika ee Nabad ilaalinta...
Ciidamada Ammaanka Maamulka Koonfur Galbeed oo la Amray
Muqdisho | QOL | May 20, 2017 –—Iyadoo Maanta Magaalada Baydhabo ay ka bilawdeen Imtixaanadii Shahaadiga ee Dowladda...
Askari Katirsan Ciidamada Dowlada Oo Lagu dilay Muqdisho
Muqdisho | QOL | May 20, 2017 –Askari ka tirsan Ciidamada Minaashiibiyada loo yaqaano ayaa Askari kale waxa...
Dowladda Soomaaliya oo Kenya u gudbisay dacwad ka dhan ah Xildhibaanada ku sugan Nairobi
Muqdisho | QOL | May 18, 2017 –Dowladda Soomaaliya ayaa ka dalbatay dowladda Kenya inay il gaar ah...
Munaasabad Ballaaran Oo Lagu Soo Dhaweynayay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Maanta Muqdisho Lagu Qabtay.
Muqdisho | QOL | May 18, 2017 – Munaasabada ayaa waxa ka qeybgalay Xubno ay kamid ahaayeen Ra’iisul...
DAAWO SAWIRADA :-Xildhibaanada ku bahoobay Madasha Horay u socod oo kulan ku yeeshay Muqdisho
Kulan ay maanta ku yeesheen Magaalada Muqdisho, Xildhibaanadii ku bahoobay madasha Horay u socod, ayaa waxa ay ku...
Akhriso: Qodobadii Looga Hadlay Shirka Golaha Wasiirada Somaaliya
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada...
Dhagayso:-Qarax Ka Dhacay Muqdisho
Muqdisho | QOL | May 17, 2017 –Gudoomiyaha degmada Wadajir ee gobolka Banaadir Axmed Cabdulle Afrax ayaa idaacadda Q.O.L waramay...