Wasiirka Arrimaha Gudaha oo xilalka ka qaaday maamulada degmooyinka Cadale iyo Mahaday Ee Gobalka Sh/Dhexe
Muqdisho | QOL | jJune 01, 2017—— Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cali...
Qaramada Midoobay Oo Ka Hadashay Heshiiskii Ay Saxiixdeen Gaas Iyo Xaaf
Muqdisho | QOL | jJune 01, 2017——Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u jooga Soomaaliya Michael Keating...
DAAWO SAWIRADA:-Shirkii Khamis Laha Ahaa Ee Golaha Wasiirada looga hadlay Arrimo kala duwan
Muqdisho | QOL | jJune 01, 2017——–Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu...
Warbixni :-Soomaaliya kaalintee ayay ka gashay dalalka Afrika ugu wanaagsan Ciidanka Millitariga
Muqdisho | QOL | jJune 01, 2017——–Dowladda Masar ayaa noqotay wadanka Afrika dhanka Ciidanka Millitariga ugu wanaagsan, waxaana ku xiga...
DAG-DAG-Gaari ay leeyihiin AMISOM Oo Uu dab ku Qabsaday Muqdisho
Muqdisho | QOL | jJune 01, 2017——–,Gaari kuwa qafilan oo ay leeyihiin Ciidamada AMISOM ayaa ku gubanaya agagaarka Isgoyska KM4...
Diyaaradda Turkish Airlines oo saaka ka soo degtay garoonka Diyaaradaha Muqdisho
Muqdisho | QOL | May 28, 2017——Diyaaradda Turkish Airlines ayaa saaka soo caga dhigatay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada...
Madaxweyne Putland oo ka hadlay dagaalka Mudug
Garoowe | QOL | May 28, 2017——Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo la hadlay Warbaahinta ayaa ka...
Nin Dad Barakacayaal ah Ku Rasaaseeyey Caabud Waaq
Galgaduud | QOL | May 28, 2017——Degmada Cabudwaaq ee Gobolka Galguduud waxaa ku dhintay 2 Qof iyada oo...
Diyaaradda Turkish Airlines Oo Markale Ka Degi Weysay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho
Muqdisho | QOL | May 27, 2017——Diyaaradda Turkish Airlines ayaa maalintii labaad ku degi la’ garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee...
Bisha Ramadaan Oo Sanadkaan Ku Soo Aaday Iyadoo 6.7 Malyan Oo Soomaali Ah Ay Baahanyihiin
Muqdisho | QOL | May 27, 2017——Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya danjire...