Dowlada Soomaaliya Oo Shaacisay xilliga la helayo Adeegga Internetka
Mogadishu, 14 July 2017 – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay maalmaha bilowga Todobaadkan in la helayo Adeegga Internetka, kaasi...
Mareykanka oo ka hadlay Xoreynta Mosul
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ugu hambalyeeyey Iraq, Ra’isulwasaaraheeda iyo ciidanka amaanka xoreyntii ay kooxda Daacish ka xoreeyeen...
Howlgalo Xoogan Oo Ominka Ka Soconayo Qayba Kamidah G/Gado
Muqdisho | QOL | 11 July 2017 —Howlgal ka dhan ah Al-Shabaab ayaa ka bilowday degmooyin ka mid...
Shirweynaha Dib u’eegista dastuurka Oo La Shaaciyey Xiliga Uu Furmayo
Muqdisho | QOL | 11July 2017 —Wasiirka Wasaarada Dastuurka ee Xukuumada Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil oo wareysi siiyay...
AMISOM oo ka guuraysa Saldhig ku yaal Gudaha Magalada Muqdisho
Muqdisho | QOL | 11 July 2017 —Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM oo Muddo ku dhow 10 Sano...
Ammanka Magalada Kismaayo Oo Maanta Siweyn Loo Adkeeyey
Muqdisho | QOL | 11 July 2017 —Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa...
Dhagayso :-Shiikh Nuur Baaruud Gurxan Oo Wacad Kumaray In ay Gacanta Ula Tagi Doonaan Cidii Mooshin Ka Keentaa Madaxada Qaranka
Muqdisho | QOL | 9 July 2017 —Sheekh Nuur Baaruud Gurxan,oo xalay Madaxweyne Maxamed cabdullaahi Farmaajo,uu u magacaabay...
Madaxweynaha oo magacaabay Guddiga taakuleynta Ciidamada
Muqdisho | QOL | 9 July 2017 —Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa magacaabay Guddi qaran oo taakuleynta...
Madaxda Iyo Shaqaalaha Maamulka Soomaaliland Oo Mudo 10 Cisho Gudahood Ah Amar La Duldhigay
Muqdisho | QOL | 9 July 2017 —Madaxda Maamulka Soomaliland ayaa amar duldhigay Gaadiidka ay isticmaalaan Masuuliyiinta Maamulka...
Wadoomiynka Muqdisho Oo socodkeeda kugu qaadaneyso mudo Saacad ah
Muqdisho | QOL | 8 July 2017 —Wadada u dhaxeysa Isgoyasyada Zoope ilaa Km4,ayaa waxaa haatan laga dareemayaa...