Madaxweyne Maamul Gobaleed Oo Digniin Loo Diray
Muqdisho August 20, 2017-Xildhibaan Maxamuud Cabdullaahi Axmed (Abuukaate) oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya oo la hadlay...
DEG-DEH:-Howlgalo Xoogan Oo Iminka Soconaya
Muqdisho August 20, 2017-Ciidamada Ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa howlgalo ka wada deegaano katirsan gobolka Sh/Hoose, oo shalay...
Dagaal Horleh Oo Lagu Dhawaaqay
Muqdisho August 20, 2017-Ra’iisul Wasaaraha dalka Ciraaq ayaa ku dhawaaqay duulaan ka dhan ah kooxda isugu yeerta khilaafada...
Muxuu Ka Yiri Cali Khaliif Galeer Dagaalkii Buuhoodle ?
Muqdisho August 20, 2017-Madaxweynaha maamulka Khaatuma Cali Khaliif Galeyr oo ka hadlay dagaalkii xooggana ee shalay Magaalada Buuhoodle...
QM Oo Arin Horleh Ka Dhawaajisay
Muqdisho August 20, 2017–Iyada oo shalay Adduunka laga xusayay maalinta shaqaalaha gargaarka Adduunka,waxaana warbixin ay soo saartay ku...
Ciidamada KenyaOo 3 Ruux Xabsiga U Taxaabay
Muqdisho August 20, 2017–Booliska Dalka Kenya ayaa sheegay in ay saddex qof u soo qabteen fal dil ah...
Muwaadin Soomaaliyeed Oo Lagu Xiray Maalta
Muqdisho August 20, 2017—Ciidamada Booliska Jasiirada Malta ayaa xiray labo nin oo Soomaali ah ka dib markii lagu...
Madaxweynaha Dalka Oo Ku Wajahan Masar
Muqdisho August 20, 2017—Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u ambabaxay Magaalada Qaahira...
Ciidamada dowladda oo Gaari laga shakiyay Gacanta Ku Soo Dhigay
Muqdisho August 20, 2017-Gaari looga shakiyay in ay saaranyihiin walxaha qarxa ayaa lagu arkay Iridda Galbeed ee Jaamacadda...
Habeenkii uusan Hurdin Maxamed Bin Naayif !
Muqdisho August 19, 2017-Wargeyska New York Times ee ka soo baxa waddanka Mareykanka ayaa ku faafiyey faahfaahin cusub...