Wariye C/llaahi Cismaan oo Saaka u geeriyooday Dhaawac kasoo gaaray Qaraxii ka dhacay Balad Weyne.
Muqdisho | QOL | September, 13, 2017 –Cabdullaahi Cismaan Macalin Aadan ayaa ahaa wakiilka Jubbalnd TV ee Gobolka...
Farmaajo Oo Goordhow Howlo Kormeer ah Ugu Tagay Qaarkamid ah Ciidamada Xooga
Muqdisho | QOL | 09 September 2017 –Maxamad Cabdilaahi Faramaajo Ayaa Goordhow Waxa Uu ayaa howlo indha indheeyn ah...
Weerar Xoogan Oo Lagu Qaaday Gaari Uu Lahaa Guddoomiye xigeenka Dharkenley
Muqdisho | QOL | 09 September 2017 –Wararka Iminka Soo Gaaray Xafiiska Wararka Qaranimo Online Ayaa Sheegaya In Uu...
Kulankii Baarlamaanka Oo Maanta Baaqday
Muqdisho | QOL | 09 September 2017 –Kulankii maanta ay ku ballansanaayeen xubnaha Golaha shacabka Soomaaliya ayaa u baaqday...
Madaxweyne Trump iyo Golihiisa Wasiirada oo kulan deg deg ah kayeelanaya musiibada ka dhalatay duufaanta
Muqdisho | QOL | 09 September 2017 –Hay’ada qaabilsan dhanka saadaasha hawada ee Mareykanka ayaa sheegtay in Duufaanta Irma...
Maxkamad Ku Taal Hindiya Oo Xukun Ku Riday 60 Dhalinyaro Soomaali Ah
Muqdisho | QOL | 09 September 2017 –Warbaahinta dalka Hindiya ayaa qortay in Maxkamad lasoo taagay 60 ka mid...
Wadooyin Muhiim U ah Isku Socodka Shacabka Reer Muqdisho Oo Maanta Xiran
Muqdisho | QOL | 09 September 2017 –Wadooyinka qaar ee Magaalada Muqdisho, ayaa maanta xiran, waxaana ku sugan ciidamo...
Dilal Is Xig-Xiga Oo Muqdisho Ka Dhacay
Muqdisho | QOL | 09 September 2017 –Magaalada Muqdisho ayaa xalay waxaa ka dhacay dilal loo geystay Saddex nin...
AKRISO:-Mooshin Laga Keenay Xukuumada Xasan Cali Kheyre
Muqdisho | QOL | 09 September 2017 –Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ayaa diyaariyay Mooshin ka dhan ah Ra’iisul...
Muxuu Kayiri Cumar C/Rashiid Go’aankii Ay Ka Soosaartay Xukuumada C/Kariin Qalbi Dhagax ?
Muqdisho | QOL | 09 September 2017 – Ra’iisul-wasaarihii hore ee Somalia Cumar Cabdirashiid Sharmaarke ayaa beeniyay in dowladdii...