Soomaaliya ma ka mid tahay dalalka aan looga baahneyn dal-ku-galka Kenya
Ka dib markii uu ku dhawaaqay Madaxweyne William Ruto in Kenya ay joojin doonto shuruudihii dal kugalka ee...
Muxuu yahay Markabka cusub ee lagu afduubtay xeebaha Eyl ee ciidamada dalkii laga lahaa iyo burcaddu ay is-farasaareen
Markab nooca xamuulka qaada oo lagu magacaabo ‘MV LILA NORFOLK’ oo uu ka babanaya calanka dalka Liberia ayaa...
Faaqidaadda Toddobaadka: Xiisadda ka taagan doorashada Puntland
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xaaladaha ku hareereysan doorashada Puntland, oo weli muran uu...
Waa kuma Gudoomiyaha cusub ee baarlamaanka Puntland ee Taariikhda cusub dhigay
Gudoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka maamul goboleedka Puntland ayaa loo doortay Cabdirisaaq Axmed Siciid. Wareegga kowaad ee doorashada ayuu...
Caalamka oo si isdaba joog ah uga soo jawaabay baaqa Soomaaliya ee diidmo Xadgudubka Ethiopia (WARBIXIN)
Addunyada ayaa si isdaba joog ah uga soo jawaabaysa baaqa Dawladda Soomaaliya ee ah in la diido Xadgudubka...
WARBIXIN: 2023 iyo guulaha ay gaartay Dowladda Soomaaliya
Kadib markii la soo doortay Madaxweynaha haatan majaraha Dalka Soomaaliya Dr: Xasan Shikh Maxamuud oo lagu soo doortay...
Xaalka Soomaaliya ee maanta iyo xiisadda gobolka oo si weyn looga deyriyay
Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo haatan ah ergayga gaarka ah ee madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan arrimaha bani’aadanimada ayaa...
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing
Mogadishu, Thursday, 21st December, 2023. 1- The President of the Federal Republic of Somalia, Mr. Hassan Sheikh Mohamud,...
Sheekh Aadan Sunne oo shaaciyay inuu ku biiray Al-Shabaab
Isniin: March 21, 2022 Sheekh Aadan Sunne oo goordhoweyd la hadlay idaacada BBC-da ayaa xaqiijiyay in uu ku...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo u dhoofay dalka Qatar
Muqdisho|QOL|October 04, 2021—-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha...